Afhayeenka beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka hadley arimaha gobolka shabeelha hoose ayaa sheegey in gobolka shabeelha hoose uu yahay gobol ey 80% leeyihiin beelaha hawiye qof ka qaadi kartana eysan jirin dadka yaroo la degana ey u ogol yihiin iney wax la qeybsadaan, Waxaa uu intaasi raaciyey in heshiiska ey dowlada sameysey uu yahay mid u horseedaya umada dagaal hor leh.
Hadalka kasoo yeeraya Axmed Diiriye ayaad waxaad moodaa markii dhan walba laga eegaba mid xaqiiqda ka fog oo ku saleysan dulmi iyo dhul boob, Taasoo ay u sahleen inuu sidaasi ugu indho adeego odey dhaqameedyada Digil oo mar walba uu Axmed sheegto deegaanka uusan jirin qof u jawaabo amaba runta u sheega.
Bal wareysigiisa waakan ee nala dhegeysta
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada
Daafeet.Com
Sxb dadka horta xurmahayiin oo ma hadli karaan jawaabta waa maya dadkii u hadli lagaane madoobe nuunow film dhamaaday u shidey kolay biimaal way dadaalayn naftooda gobolka way u hurayn dadka maanta shaashka u saran waa digil yaraantay waxaa maqli jiray digilka ku mahmaaho (adaano ninkii qabo awkaano eh) kolay hawiye waa iska hoos tagayna haday rabaan hana kala qeybsadan ileen madoobe nuunow iyo malaaq shuriye ku jiraan dadkii oo xurta no ahaa ku mashquuliyey 6 gobol ay aboodin inay dagaal ku qaadan tolow 6 gobol ma xaafadaha baydhaba ileen inta la doortay madoobe nuunow baydhabo ma dhaafe
BAL WAA KAN RAXAWEYN IYO DIGIL AGTEENA HA IMADEEN NUUNOOW WUU KU QASBAN YAHAY IN UUSAN KA HADLIN 3 GOBOL BIYOMAALKANA DUURKA ATAAN U DIRNAY DIGIL IYO MITIFNA WELIGEEN ANAGAA LAHEYN OO NA HOOS FADHINAYAAN BEYDHABO TIGREEGA KUU XUREEYAY SHALAYTO OO KU LEYSEEN HAWIYE MAANTA MEEL AADA WA NA KAN WANLE WEYN AYAAN FADHIYAA NUUNOWNA HADDUU HADLO KARBAASH BAA U QORA. GUUL HAWIYE HABAR GIDIR WA GOB
bimalow waxan idin shegaya aniga oo 30 jir ayaan ku dhashay qoryooley abaheey aya waxa u ku dhashay degmada afgooye walalyalow dagaal meel laguma gaaraayo hawiye dhanna uma babac dhigi kartaan cidahaan digil iyo mirifle waa aragtaan xaalkooda oo wa taqaqanaan waxay idinku kaalmeyn karaan ma jirto iney idin lu gooyan maahee walalaha biamal degmooyinkiina idinkuma heesano balse xaq miyaa ina na dhahdaan ka guura gobolka anagoo aad ogtihiin inaa degaan ahan u wada degan nahay uguna badan nahay dadka kale degmooyinka [ afgooye qoryooley iyo baraawe biimalo wad ogtihiin Geeleydiina iyo kuweena iney laamiga labada dhinac ka kala degan oo adinka aad deexda xigtan anagan aan dhoweyda xigno walalyalow darood iyo isaaq waxba idin ma hayo ilahey ka cabsada dagaalkana joojiya shabele state madaxweyne iyo ku xigeenba qaata ee aan wada noolaano dad wada dhashay baan nahay sin aba kuma kala hareeno raxaweyn oo aan somali aheyn iyo digil ina naga soo dhawesataan xaq mahan ee maskaxda ka shaqeysiiya
War odaygaan mujrimka ah oo dhiigya cabka yaa naga aamusiiyo ta barna ma haayo waakaa HAWIYOOYDA ku haayo oo biimaal iska celinwaysan,fuleeyga fuleeyga dhalay kan qofkii ku tago wuu ku janatagaayaa mujrimka.
Digilow, ninkan iyo dadkiisa warkooda waa cadeysteen sharaxaad uma baahna. ee maxaa idin helay sidaan idin galay. ? Biimaal keligii ma degana gobolka maantana waxa uu u hurayaa gobolka wiilal iyo hanti waxii ay hayeen si dhamaan carruurteena beri si xor ugu noolaadaan dhulkooda. ee walaalayaal haddii xataa aadan wiilala dagaalamo aadan helin karin waa in beesha Biimaal aad ku garab istaagtaan hanti waxaad heli kartaan ileyn beri mooryaanta idinka dhaceyso xataa waa inaad hadashaan. aaway dadnimadiina. biimaal maanta wuxuu la dagaalayaa hawiye oo aan midna ka maqneyn xataa guddoomiyaashii degmooyinka banaadir ayaa ku jira oo doonaya inay idin dhacaan. war digilow isku xishooda ee qoryaha qaata bilaa caleyk
Digil hurdaaye sheekada hirdo dhaaftay mar hadii uu afhayeen hawiye uu sheeganayo sh.hoose 80% inuu hawiye leeyahay marka maxaawa soo haray marka waa inaad dhulkaaga dhacsataa aad biimaal garab istaagtaa naf iyo maalba qayeraad uu leeyahay biimaal iyo digil haduu caadeystay inuu ku noolaad qpf guriceel joogo qof xaqa ulaahayana kaneeco meelaha ku disho iyo nafaqo daro ma xaqbaa jawaabtu waa maya ee fadhiga ka kaca digiloow.
baalayadan baydhabo fadhiiso aya dadkii qaar nagaga mashquuliyey wax an meesha yaalin, war 6 iyo 3 gabool ma taalo maanta arinka iyo dowladnimo Salbaarta iyo dadkan dhuul balaarsiga wadta in lala dagaalmo aya arinku yahay, wiilkii al shabab naga dili laheed waxa rabna inu dhinto asagoo HAABARANEY IYO murunsade la dagalamaayo, MADOOBE NUUNOW IYO JAWAAREEY riyaawadaha dhigayaan waqtigooda lama jogo
Hi sxbo odeygaan sokorta qaba warkiisa iska dhaafa ha iska cabaado digilna ma weynin wiilal ee waa siyaasad meeshaan nuunoow iyo shariifsakiin yaa warkooda raaci kara ayagaaba wax iisu ogoleyn digilna dhulkiisa qof qaadan kara malahan hadana ayagaab gobalka madax weyne iyo governer ka ah biimaal iyo dadkaan is haysto waxba ka dhaxeeyo dad ayay iska dileen marka inaan kala celino haa lkn dhinac ayaan mareynaa waa qalad mirifle war ayuu meesha ku haaya wiligiisa maka hadlay xaqiiqda maya
Hadii sh/hoose 100%80 ayaga degaan bakoolna 100% ayagaa dega wax leesu sheegaayo waa waxaa war ilaah ka cabsada waa ramadaane hawiya haku qaraawa hawargidir xaalada somalyana idinkiiy idinka hagaagi ladahay war dadka sh/hoose astaantooda 1)waa islaanimo2) waa ali kacabsi 3)waa islaax beena naass 4)waa umada ooy an facaan abka ab afar afar beey caado oleeyihiin intaa aan so sheegey &axmed diiriye isma leh maxa jira abka ab col ujoog beey ahaayen islaanimadooda ma aqaan inteey la iktahay ali kacabsigoodna waaba aragtaan axmed diiriye umadaas isma lihee ogaada somaliyey hadii arintaass ka eexano aamusba alah kadhigee waxaan sugnaaba waa ciqaab wadariit sidii andalus oo kale daafeed maqaalkaan gudbiya
walaahay waa mujrim war dhulka biyamaal ayaa leh ama diid ama ha diidin inan gumeed yahow xaaraanta ku dhashay xabada wey soconeeysaa inta uu sidaa u hadlayo doofaarkan doofaarka dhalay
Axmed muriyaan
Dulmika ma fiicna ee alla halaka baqo hawiye iyo reer hebel aakhiro waxba kuuma tarayo gobalka somali dhan waa kabadan yahay waana lawada degan yahay hawiye digil jarer biimal gibilcad waalawada degan yahay
kkkkkkkkkkkkkkk adinka 6 gobal ku mashuula reer wabka daafeet arinta biimaal u tala hosha wuu wadaa qoraal so qora ama ha so qorin adinka ayey adin tala lkin adinka biimaal cadowga ku aragtaan
inta hawiye ee meeshaan kujirta ama soomalida saxdaa oo islaamkaa yaanan dhag jalaq loosiin dadkaan waxay ku waasheen hawiye naceeb iyo inkiraad marka waxaa lagu jiraa bil kheerasan yeeyna idin danbaajin waa dad loo soo dhiibay sida soomaalida isaga horkeeni lahaayeen ayaga dhan kuma jiro qof dhahaaya war illaahay aan ka cabsano waa bil ramadaan yaanan dadka lacaayin midba midka kale waaba kadaran yahay subxaana laah.inta aad leedihiin waxbaan qaxineenaa yaanan hadhoow dhabanaha laqabsan ninkii dhoof kuyimid bay geeridu dhibeesaa hawiye wax aad ka qaadikartaan majiro iskana hilmaama inaad ka guuleesataan yaa dhameenkaro caro oo illaahay ka aheen waa qofna marka taas ogaada. hadaad caqli leedihiin.hadii kale idinkoo baa ba’ay yaanan la idin arkin.
Soomalida waxey ku maahmahda – “Habar” dhali waydey aleelo eey ku waalata. Dagaalada ka socdo gobolka Sh. Hoose marne ma aheen, mane eheen dagaalo Hawiyo oo dhan eey shaqo ku leedahay. Dagaalka waxu u dhexeeya qolo tuugo cadeeysatey ah oo rabto in eey xoog ku qaadato ilo dhaqaalo eey dadkale leeyaheen, ama waxaad dhi karta…Moryaan oo bililiqo soo doontay .”Odigaane” wa kabo moryaan. 99% moryaanta waxey ka sooduleen g/dhexe
Moryaantaan kaso duushay gobolada dhexe waxan leenahay isku xishooda, Somaali oo idil wa idiin jeeda. Waxaad boob, dhac ..billiqo u geeysateen umado maxaad ka heeysaan. Ti AAKHIRINA wa idiin sugeeysa. Maalin waliba, mar kasta waxa la idiinka cel/celiya wax aadan la heen, xoolo aadan la heen, guri aadan la heen, maqaalo aadan la heen, gobal aadan la heen. Bal Number 50, AWDHEEGLE.MARKA, JENAALE maxa Cadaado iyo Guricel ka galay?????? ,
Waxa kale oo la yiraahda:
”Mukulaal meeshey macaan ku barato eey macluul ogo dhimata”
“Moryaane meeshey moos iyo babaay ku barato eey macluul ogo dhimata”
Odaygan sidan uma hadleyn, laakiin ,ayaan darro ,dadkii la yiri Qaata shabeelaha hoose oo maamul u soo sameysta ayaa diiday,,ayagoo fulinaaya ,ajandaha beesha hawiye.marka hala gu mashquuliyo dadka jubbooyinka iyo wax aan suura gal aheyn.. madoobe nuunow ,kama gaboobo kala qaybinta Beesha, waa tii aan ogeyn,, markii hawiye ku yiri ,adaa kaan dhigeynaa Guddoomiye Baarlamaan ,oo shariif xasan waa ka qaadeynaa, oggolaaday, oo isagoo magac u yaal ah ,oo aan hal maali shaqeyn , lagu kala tegey,, maantana ,hawiye ha u saxiixo shabeelaha hoose, anagan aan u sacab tuno ..
wariye goormuu noqdey Khaa`inkan weyn ee daalimka ah goormuu nawad doon noqdey, war heedheh kani ma`aha nin caadi ah ee waa nin umaddiisa khiyaameynaya meesha u danbeyndoonta waan arki doonaa ee ramadaanka faligiisa mowtul fajar ha`u imaado umadda wuu dhibey waa salad dadka soo lugooyey oo yiri cambo iyo muus ayaan boobeynaa ee soo baxa yiri halkuu ka keeney 100 kiiba 80% waa hawiye?????
war waxa meesha lagu soo lug gooyey waa Ceyrka lafta la yiraahdo oo aan dhul ku heysanin Gobolada dhexe oo Mariixaanku la dagaalamaya oo u diidan inay daris la noqdaan oo la heshiin la`a.
nin kanu ma àha nin dulmi deynayo waayo waa farac Dajaal aduun aan ilaahey siinin Ceyrka ayuu rabaa inuu qasab masaakiinta reer koofur uu kaga qaado 20 sano ka hor ayay ku hungoobeen, oo ay boob wax ka keeni waayeen ee ilaahey masaakiinta haka qabto daalimiinta dulmiga ku heshiiyey oo ha `usoo dedejiyo jundu mina laah ah oo aan hore loo arag.
Iga gaarsiiya daalimkan inaanu Jiri doonin intii uu soo jirey ilaaheyna kuma soo celiyo koonfurta isagoo bad qawa. maalin walba raadiyo iyo broboganda uu dadka la daba joogaa ee e sheega inuu allahey baa naga kaafin karo.
maslaxada kashaqeeya dhalinyaro iyo wanaaga waxyaabaha cadaabka laga helaa iska dhaafa maskax iyo caqli hashaqeeyo meeshaan waa aduunyo waxaana nasuga qabri iyo su aal iyo xisaab biyamaal wax kuuma galo habargidir wax kuuma gasho digil iyo milifle wax kuuma galo hooyada kudhashay iyo aabaha aan wax kuu sameey karin maantane qabiilo aa u ololeeyhee siyeey isku dilaan aduunyo ineey garab kaneeco tahay kuma xisaabtamin doqonow
Sxb yaal dad badan ayaan ogeyn dad ka gobolkaan wada dego horta aan u sheegno dadkii hore u deganaa iyo kuwa hada soodegey jiido tuni gare shancaleemood galedi bagadi biimaal wacdaan reer koofi kuwa kuwa danbe abgaal iyo murunsade texsiile iyo god doonfaar soodegey iisheega tuulooyonka ay kadegaan dad kaan kuqeylinaayo hawiye ileen dhul waxaa iiska leh qofkii caano iyo qoryaha keeno lkn nin guri magaalo kagatey dhul laguma lahaado fadlan soomaaliyey ilaahey kabaqa in taan isxaqireyno ayaa faceena hartey aduunka wuu tagey anagana maanta meesha aan teeganahay xaasidnimo ayaanadhigtey marka hawiyow dhulka nabadku joog umada faraxa kaqaada waxaas idinkuna waad kubaabaeysaan waxne kumaheleysaan
Warya namankan dagal la leyahay dhaman toda wa nacasin way naga karon may hadlan ninkan malan walba warbahinta ka qaylinay ma lojawaba hada dad tihin waxa idan xureyneya marafle dhagala kena dhamasha marabtina
wiil abgal cisman iyo abgal boy, hadalka runtiisa wa saad sheegteen sababto ah qofka muslimka ah marka aduunka jogo danbi ayu ka ordaya aqirna cadab,,,,,,,dadkan kalena HABAR gidir ayaa ka waashey oo biyo horey ugu so iibisay maantana tii inay kuso laabato ayay ku dagalaamayaan, waliba habar gidir tookan ay rabto inay magaca hawiye dhan wax ku raadiso ilen ayada naf ma heyseee
Axmed Diiriye halayaabina waa mooriyaan weynaday oo xaraan ka buuxdo calooshiisa , ilaa ay xabad kahaleesh caloosha aamisi maayo, markaa mabda’iina ku taagnaada ee haliska dhiciyo mooyaane wax kale mataagnaa, mar walbana waxaad ogaataan in ilaahay uu lajiro xaqa , xaqana uu guulayasandoono, inshaa’alah ,
Hadaan ujawaabo kan hawiyaha sheegana ya dadkana aflagaadaynaya horay ayaalooyiri habarkuskujiro waxaykuhadashaa waarowrow marka waxaan u aragnaa habarta aad ku faanaysid waatangusku kujiro dadna iskamacelisaan oo waalay dinyaqaanaa gumaysiga aad sheegtayna waalayaqaanaa inkiilagumaysanjiray oo beesha dooraad ayaa idingumaysanjirtay oo natiiriikh qoran aan la inkirkarin beesha DM oo aad afka kubalaarinaysidna tiro iyo tayaba waykaabadan yihiin hadaynoqoto siyaasad iyo awood ciidanba marka hawiye futamadoobe dadka sooraaca cidlahakubaabe ina aa awalba cawaan ayaad ahaydeen oo dhamaan tiin ismadhaantaan
Scw dadka wax baa ka qaldan dhulkaan lixda gabol was 3 qaybood dad u dhashay dad Ku dhashay iyo dad Ku dhintay had a hawiye dhulka dhiig aya ugu daatay may tagaan mudug mise ana LA fidud waxaan Odin dheegaan wa in LA so nooleeysa jabhadi RRAiyo ururki SDM waxaan xoreynaynaa dhulkeena too kaliya
kkkkkkk saxboow ramadaan kariim waaye waxaana nasugaa qabri marka ceeyda iska daay hawiye waad ceeysa lkn ceey kuugu jawabi maayo oo waxaabo doqona nin laf yar waxeey kahaleeysa qabiil kale u ceeynaa waxanidinku waaninaa in alle latuugo si dhibaatada koofurta heeysata ilaaheey uga qaado wiilashaan walalaheeygana cuqdada iska dhaafa oo calooshiina saafi kadhigta gobalka shabelaha hoose maamulkiisa wuu badan yahay lkn marko iyo nobr konton idinkaa maamuliisale hawiyane idinku qabsa makaryo habargidri gobol weeyqabta xogna masocaayo murusade ceelbuur ow leeyahay marka yaan leeysku dinbaabin
odagaan axmad diiriya alle kama biqin garsooore cadaaladana ma ahan waayo marki indhacade marka heeysan jiray dad masaakiina aa beera laga xooga iyo dhul dhulkaas dadki lahaysa ma ucelsha waa suale waa maya biyamaal iyo wacdaan intiinabo waa leeydin dhacay lkn idinka naftiina qaladka wax aa kuleedihiin oo hal goof aa ka gadeen asoow afar goof kudarsana sanadkasta lkn hada soo dhaweeysa lehen tan idinma qabateen eee isku taga kuli inti shabelada hose degan ee bananbax kadhigta wadajira oo qabiil walbo kujiro wixi safara iska saara hawiye nacebka iska daaya ee sarta meesha qurunsan kabixiya
wiil abgal osman. kkkkkk konfurta waxay ka degi waysay habar gidir oo marba shaar cusub u galineyso shacabka konfureed.. tusale siyaad bare 91 kii magaca hawiye ayay dadka ku dagaal galisay isla wax yar kadib MUDULOOD ayay ku duushay, kadibna baladweyne, wali meesha kuma jooogsane OROMO aya BAAY IYO bakool ku qabsatay ila shabelle. AL shabab iyo maxakiiim ayada sameysay si dowladiii CALI GEEDI u fashisho. hadana dowladnimadan ayay diidan tahayoo magaca HAWIYE ayay naf ka raadisay si ay garab u hesho lakin waxa la huba in hawiye xuman isu raaci doonin odey xaad iyo tuuug DIIRIYE na mardhaw aya so rajo dhigi doonan insha alh
waxay soomaali hore ugu maah maahday aniga uma aqaano baay iyo bakool inay soomaali yihiin laakiin soomalida saxda ah waxay ku maah maaheen ninkaa liito ayaa ku caaya marka habargedir dadka leh oromo ayay nagu qabsatay been aanan loo aabo yeelin baad ku hadashay mideeda kale adigoo biyomaal ama eelaay wiiq ah waxba ka qaadimeesaan dad illaahay karaameeyay wadankana waydaganyihiin dad ma ahan loo xoogsheegto ilaa waxay daganyihiin xuduuda kenya kulahaa dooladii cali geedi war ninyahow wax kala baro kaasna doolad haku magacaabin waa itoobiyaan dooladii cabdulaahi yusuf dheh hadalka waan kuu sookoobaya anaga kuma qaraabano magaca hawiye sida dad la isku keen keenayna mahan waa halyeeydii wadankaan iska lahaa odayaashana xaad iyo diiriye na waa sax waxay ku hadleen waxaa tuug ah kan dhul uusan iska laheen sheeganaaya sida eelaay iyo kuwaan biyomaal la leeyahay hada xoogii habargedir sifiican umaadan arkina markeey soogalaan 4 iyo adeerkood dagaalka la idinka kari la’yahay inaad joojisaan markaas cabaadkiina laga yaabi doonaa waana balan in cashar culus la idiin dhigi doono.insha’allaah.knox out.
to: Wiil Abgaal cusmaan
ina adeerkeey waxaa tiri dhibka dhan waa wacdaan iyo biyamaal oo goof ka gedey
hadaan runta ku sheego dhul wacdaan waxaa
ku badan wacdaan cusmaan sida uu dhul abgaalba ugu badan yahay abgaal cusmaan
cidna dhulkeeda loogama badi karo waa xaqiiiq laakiin cidaan waxeeda waa indho cadeys iyo iney maalinba shaar ben ah soo gashtaaan markii shaar walba ka gubtay ee rabaan in ay maanta ku qarabtaan shaar hawiye
horta biyamaal gogol hadhigyo ee heeysku wacyo inti gobalka ladegan ee hal meel hakasoo wada jeestaano mid fara fool madhaqdee ee haleeysku xiro xuduuda kismayo ila xuduuda muqdisho ee banan bax haka dhaco loo wada dhan yahay barawe buulogolween marko qoryooleey afgooye daafeed dad isku duubsan noqda axmad diiriye iyo xaad hawiyaha eey sheegayan oo lugu ganba waa anaga mudulod cusmana mahane hawiye kale madego ee siyaasad kula dagaala dil kaliya wax mataraaye
Waxaan la yaabaa dadka la yaaban odaygaan iyo inta la midka eh oo aan shiixeen warkooda war cidaaney abkowgii hiraab aas
waxaaw ugu duceeyey carab aan shiixin
calool aan dhergin iyo cag aan daaliin
marka qof kasta oo yaabo ha soo xasuusto
weli iney daba joogaan habaarki lagu habaaray ma u jeedinoo sey usoo indha adagyihiin iyakoo xaday birihii taalooyinka dhacay dad islaameed dhulkiisa iyo berahiisa degey isbataaladii iskooladii jidadkii xirooyinkii dawlada guryihii dawlada oo meel walba foolxumo la daadsan ee weli sii hadlaayaan oo usii indho cadeeyhaayo dhul aysan degin iyaka iyo abkoodba intey isku shiixi lahaayen oo weliba ugu qaraabahayaan magaceeni iyaka oo og waxey hawiye ugeysteen oo dulmi ah cajiib waaye
yaan ladegdegen digil iyo biimaal way ada shaqeeyaan mardhaw waxaad ogaataan in kooxda yar ee soo duudhey habrgir in laga saari doon gobalka yaan been la sheegin hawiya oo dhan dagaalka kumajiro far ku tis oo habargidir soo duufsatey oo hunguri loo soo sheegey kaasina wada ayey ku dilayaan aaakhirkiisa waayo horey ayaan usoo aragney iyo ay dagaalka xamar ay ku yimaadeen hawiya ahaan kadibna markii hubkii gacantooda galey ay isla hawiyii dhagaha kaga dhuften xabadii yaa udhiman habrgidir hawiye horey ayey u soo laaysey ninkaa hawiye sheeganay hawiyahab ma ku qancsana in uu matalo waayo dad culumo ayaa ku jiro oo diidan dulmiga habargidir iyo weli lagama kabsan dagaalkii sedexda bilood oo abgaal ay ku qaadeen in ay babi iyaan abgaal oo ilaahey aan dhihin in ay baabiyaan dhulkaan ilahey ayaa keensadey isgaaa dadga ukal doorey kuwii uu daris isga dhigey ilahey wuu ogyahay xikamdiisa ayeyna ku noqotey ee bisha ramalanka halaga baxo intaasi farah ku qabsad inadan no50 iyo meel udhaw adan joogeynin ayaan idinsheegsyaa bimaal iyo digil oo isku duuban dhalinyaradooda ayaa soo socdo sidaasi ku seexdaa hawiya naga raali ahaada dadkaan sida ay idin dhibaan waad ogtihiin waan iska dhicneynaa waayo dad dulmiya isu horseedo waaye isma qabtaan hadii boob jiro waayo waa arakteen idnkuba in xamar ay idiku qabsadeen iyaga lasoodegejiyxamar ay ogyhiin
Aduunyada waxaa ugu caqli xun daqsiga AMA duqsi daqsi haduu orod ku soo galo gurigaaga waxaa udanbeendoonta waa inaad war taa maxaa yeelay daqsiga waa najaas oo baqtiga ayuu cunaa malaaygana hal ayaa wuxuu qurmiyaa biyaha bada marka kuwaan abgaalka magaciisa kuqaraabanaayoow caqli meesha kuma heesaan waana qof abgaal ah idiin jawaabaa maxaa yeelay magacooda ayaad dileesaan. Midkaagan kuwaashay biyomaal iyo digil oo isla socoto ayaan wax qabsaneenaa keep dreaming boy filo inaan madaxweene aan ka noqondoono soomaaliya waxaana ahay habargedir marka intee aadi doontiin Kurdish ayaad soomaaliya kanoqondoontaan wadankana waxaa utalindoona habargedir
YAAB!!!!
Comments are closed.