Dhegayso..Wararkii maanta ee Wadajirradio Atlanta. Imisaa lagu dilay Muqdisho 24 saac ee tagay?

0
95

astaanta

 

 

 

 

 

–Howlgalo ka socada caawa Muqdisho iyo qaraxyo laga cabsanayo inay magaalada ka dhacaan.
—Garsoorayaasha dowlada federaalka Soomaaliya oo ka horyimid sharci dhowaan ay meel mariyeen Baarlamaanka Soomaaliya.
—-Dowlada Imaaraadka carabta oo howlo afurin ah ka wada Muqdisho.
—-Al-Shabaab oo ka hadlay weeraro ay ku qaadeen Kenya sheegayna inay ku dileen 30-ruux.
—-Gudoomiyaha gobolka Gedo oo sheegay in aan gobolkiisu hoos tagin Maamulka KMG ee Jubba,
—Masoomayaal lagu qarxiyay maqaayadii ay cuntada ka cunayeen maanta
—Taleex oo Caasimad looga dhigay gobol cusub.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album