Waa faalo dhab ka hadal ah oo uu wariyeheenu inooga diyaariyay barnaamijka ay Dowlada fedraalku ugu magacdartay Nabad ku afuro kaasi oo haatan ay reer Muqdisho u yaqaanaan Naxdin ku afura.
Ninyow waxaan dowllad isku sheega ah waa daalimiin kuligoda waxayna u wada tashten inay dad meydkoda ku afuran ama dhibateeyan dadka shacav ah ama barra kuciyaan sawabtana waxan dowlad isu shega ayaana u sawab ah inay shacabka dhibto ama disho. Kumeelgaarka ayaa shacabka u roonaaaaa
wax ay u hayaan haba yaraatee malahan ummadan ilaah uun baa u maqan ilaahow nabad unuugu baaq, idiga ayaan ku caabudnaayee sidaan inoo dhaan ilaahow adaa caadil ahee kuwan dhibka nagu haya Inga qabo nabad iyo caddad nagu hagoog, ,,,

Comments are closed.