Farshaxanka weyn ee Amiin camir oo mar walba u dhuun duleela sida ey u socoto siyaasada dalka somaliya ayaa sawir gacmeed uu ku muujinaayo hurda uu ku jiro prof jawaari usooo bandhigey shacabka somaliyeed gaar ahaan kuwa uu kasoo jeedo.
waa sawir dhab ahaantii ka hadlaayo xaalada ka ddhex jirta masuuliyiinta waa weyn ee dalka. Jawaari waxaan rajeynaa inaad hurdada kasoo kacdo oo aad raga wax la qeybsato.
Ramadaan kariim amiin amir waligaga wax been Ma qorin waxa aad sdhegtid ama aad abirtid waa sida aad u abirtid Runsheg ceeb sheg haraa loo yiri Tan manta aad Qortayna Xaqiiqda jirta Qof umadi ku Hurdeyso oo asagiiba iska hurdaayo maxaaba Laga sugi karaa asagaaba waxba la socon oo in wax loo shego u bahane idii wax ka sugeyso kabihiina waakaas hurdada ku jiri sawir maahane waa xaqiiqda jirta
1–The New Minister for Security was appointed in changes announced by the PM Abdiwelli .
2– Abdullahi Sanbalooshe was Former National Security Minister under the last administration led by Sheikh Sharif Ahmed.
3–Further, he was one of the key players who brokered a deal between the Somali government and the Jubba administration last year.
4-The reason uu Abdiwelli Sanbalooshe uu so dortey waa JUBAA ADMINISTRATION arinteda oo anfinish job aha inuu dhameyo arrintanina Madaxweynaha Hassana Shekh Shaqo kum alaha Abdiwelli ayaa wato wuxuuna wada lafo marodi ayaga leysku Jebsha, mehsey la tagto shekadau aan Sugno .
Ninki Sexdo Sicisa Dibi dhal.
waa sawir dhab ahaantii ka hadlaayo xaalada ka ddhex jirta masuuliyiinta waa weyn ee dalka. Jawaari waxaan rajeynaa inaad hurdada kasoo kacdo oo aad raga wax la qeybsato.
Ramadaan kariim amiin amir waligaga wax been Ma qorin waxa aad sdhegtid ama aad abirtid waa sida aad u abirtid Runsheg ceeb sheg haraa loo yiri Tan manta aad Qortayna Xaqiiqda jirta Qof umadi ku Hurdeyso oo asagiiba iska hurdaayo maxaaba Laga sugi karaa asagaaba waxba la socon oo in wax loo shego u bahane idii wax ka sugeyso kabihiina waakaas hurdada ku jiri sawir maahane waa xaqiiqda jirta
Eelaaygaan ha hordo daa
Comments are closed.