Daawo:- Wiil Dhalinyaro Ah Oo Axmed Diiriye Iyo Xulufadiisa Boorka Ka Jafey Runtana u Sheegey

21
163

cadeWiil dhalinyaro ah oo kasoo jeeda koonfur galbeed ayaa boorka ka jafay Axmed Diiriye iyo kooxaha u dhashey deegaanka koonfur galbeed isla markana raaliga ka ah boobka ey axmed diiriye iyo xulufadiisa ka wadaan deegaanada koonfur galbeed bal ila daawada taariiqda uu ka hadlayo iyo siduu u kala dhig dhigayo xaaladihii kala duwanaa ee ey soo mareen shacabka koonfur galbeed somaliya iyo marxalada ey hada ku jiraan.

Tani ayaa waxaa ey ku tuseysaan in shacabkii kasoo jeedey koonfur galbeed ey bislaadeen kana daaleen dhibaatooyinka aan dhamaadka lahen iyo dulmiga aan geedba la isgaga soo gaban ee lagu hayo shacabkaan kolba hadii ey dhalinyaradii garteen in deegaanka uu dulmi jiiro bilaabeena in ey ka dhiidhiyaan.

Daafeet.Com

21 COMMENTS

  1. kkkkkk biyamaal iyo eelaay waxa disha cuqdad war idinka sidaan dhan jira maidiin heeysaa websedkan dad cuqdad heeysa sameysta miya mariixaan ma hadlooyo xawadle mahadlooyo dhulmahante mahadlooyso mudulood mahadlooyo gare mahadlooyo gaaljecel mahadlooyo marka inaa idinka kaligiin websedka qabsataan maxa usababa

  2. waa Wiil Yar lakin aad u akhli weyn inta uu gartay ama uu ogyahayna in Badan oo masuul sheeganayaan aan Gaari karin ee kuwa K/ galbeed ee Labada Gole Dowlada ka mid ah Dhageysta wiilkan Yar xadaladiisa xikmadaha uga jiran is aad wax uga Barataan ka faa,ideysta isla weynada iska Dhaafa wiilka waa yar yahay lakin waa weyn yahay

  3. Run baad sheegtay wiil yar oo wax bartay Ayaad tahay, Laakiin 6 Qabilah eed shergtay qoriga ha qaataan sida Biyamaal, Hadi kale hadal dal Laguma xoreeyo

  4. wiilkaan runta waa uu sheegey qorigana waa uu ku xigaa horeyna waa loo qaatey dad xaaraan cuney in aan ku noolaaneyn gobalak sidaasi ogaada wiilkaan taakhiida uu ka sheekeeyey dadka aan ka dhalaney waxay ahayeen dad raba nabda ilahay kabaqa leh maxaa loo dilaa adane ale abuurey lakiin hada waxay ogaadeen in ay banaantahay qofkii gurigaaga kuugu yimaado in lala jihaado sidaasi daraatee dhalinyarada way ka ceen sida wiilka uu sheegey car guriga ay heestaan nabad ha ku jiifaano ama berta ay heystaan in ay soo cararyaan ayaan idn tuseynaa in shaalahu

  5. somalida runta ma jecela wiilka yer waxa uu sheegayo waa run 10 wiil oo wiilkan camal hadi la heli lahaa koonfur galbeed dhulkeeda lama soo haweysan lahayn

  6. Kkkk waxaan layaabanahay ilmihii xitaa xitaa saan uhadlaayo oo cuqdad kawada buuxdo war nin yahow armed diiriye waa nabadoonka hawiye wuxuuna idiin sheegay runta 3gobol iska daayee bay iyo bakool hawiyaa leh 6 gobol kumalahoo war orod soo baro taariikhda soomaaliya idinkoo aan dhameen 200,000 oo kun see urabtiin inaad 6gobol laidin siiyo ma soomaalida oo idinka badan ayaa waxaas idinka yeeleesa caqliga illaahoow hanaga qaadin kuseexda waligiin inuu hawiye idin maa muli doono

  7. cunugaan u fak fakanaayo odaayasha ma ‘ogtahay inay leeyihiin wiilal adigoo kalaa oo hadana kudili karo ma’ogid miyaa inaad tahay waxba ama zero wuuba isfaanshay eelaaygaan oo man ring in la kaa galiyo ayaa fiicnaan laheed ciil badanaa adiga iyo nacaskaan wata wiil abgaal dalandoole

  8. Digilow, gobol ayaan degnaa wax ma tareyso,haddii aan digil nahay gobolkaan Biimaal ayaa nooga xaq badan waayo , difaaciisa Biimaal ayaa keli ku ah ee warka inta aan iska deyno biimaal garab istaagno. wiilka yar wuu dadaalay laakiin dad mar hore dhintay ayuu la hadlayaa waxan dhihi aan biimaal istaagno maanta haddii kale taariikhda idin qori doonta.

  9. Nin rag haduu jiro wa ninkan Ayaan dhihi lahaa dhulka iyo dadka adoo kale ayuu ubaahan yahay uma kuwa cado qaatayaal ah isla markana barlamaanka fadhiya aad Ayaan kaaga mahadcelinayaa gesinimada aad muujisay sida ii muuqatana waad udhalatay geesinimada adiga iyo inta kula mid ahna waxan idiin leeyahay isa soo muujiya si ay dadkiina hurdada uga toosaan waa mahadsan tahay

  10. dhalinyaro aqoon leh waa loo baahanyahay. dhalinyaro dagaalanto waa loo baahanyahay. aniga qalinka kuma fiicni lkn waxaan ku jiraa kuwo Qori qaadan doono si aan uga xureeyo xaaraan cunayaasha goboka shabeelada hoose si ciyaalkeyga eey ugu nooladaan nabad iyo barwaaqo gudaha gobolka shabeelada hoose. walaal waad mahadsantahay aqoonta aad nagu soo kordhisay.

  11. bacda salaan abu axmed jawaabta waa asiibtay waana kuugu racsanahay waxaana kuu raacsiinayaa hada waxaa jira warar hoose ee sheegaya in madoowe nuunow uu la wado shir hoose qolada labaxday shabeele state bal hala isweydiiyo shabeele state bay ma ogoshahay? maya shabeele state waxay rabaan in bay iyo bakool bad la,aan laga dhigo,abu axmed war xigmadeysan ayuu yiri(dagaalka sh/hoose haku fiirsanina biyomaal hadii kale sidaad adigaba aad sheegtay digil iyo mirifle kuwo caada qaatayaal ah ayaa jira oo doolarkooda iska dhuuqaya hoteelada iyo baararka fadhiya 6da qabiil ee aad magacowday mid dagaal ku jira oo ka xun waxa ka dhacaya sh/hoose ma jiro ee horey ayay soomaalida ugu maah-maahday(meel hoo u baahay hadal wax kama taro) reer gericeyl waxa kaliya ay yaqaaniin waa gacan ka hadal ee intaan geeri go,an digil iyo milif la gelinin oo afgooyada iyo janaalaha la idiinka qaadanin oo mooskiina iyo canbihiina xasan diiriye wiil uu adeer u yahay dhoofsanin oo doolarkii ka soo gala lagu dhisin guriceyl is qabta oo dagaalka yaan la isku fiirsanin maah maah kalaa waxay leedahay ushii walaalkaa lagu tumo gumidkiisa aduu kuu yaalaa wabilaahi towfiiq

  12. Wiilkan wax badana waa isaga qaldanyihiin
    waxna waa saxay
    waxaa isaga qaldan hawiye
    waxawse iloobay in gelidi iyo wacdaan uu afgooye ku soo horeeyeen wacdaan cusmaan
    marka nin asagoo harar ka yinid sacdu diin
    aan afgooye ku soo dhaweeyey see iigu faanaa asmaase ajuuraan la dagaalay anakaa
    la dagaalnaye ka mudulood ahaan siiba darandoole mudulood uu ahaa ninkii ajuuraan ka bixiyey xamar ilaa baraawe
    marka beenbeen wax ma tareyso waa kaase haka bixiyo mudulood sh hoose dadka waxaaba uga dartey shiixe
    lakiin haduu axmed diiriye hadalkiisa iska radi haayo wax dhib ah ma leh

  13. taariikhda waa ma guuraaan hawiye waxa uu walaal yahay marka wax la boobaaayo tusaale mudug iyo galgaduud waxaaa wada dega inta ugu badan qabaailada hawiye hadaaaan sii kala dhigdhigo galgaduud waxaaa degan Abgaaal, murusade, duduble, shiiqaaal, H/gidir Iwm mudugna sidoo kale maka hadlaaayo qabaaailada kale ee degan goboladaaas sida mareexaan daaarood iyo surre direeed marka iyagoo intaas isla degan yihiin waxaaa kala ootay oo aan isku gudbin H/gidir kaligeeda galmudug xaafadda baraxleeey, ximan iyo xeeeb magaalada 5ta km ee cadaaado, ahlu jago wal darajah dhuuso ma reeeebto marka axmed diiriye haddii qabaaailada uu maanta afkooda ku hadlaaayo uusan cadaaado u ogoleyn yuu nolol u ogol yahay waa oday aan ilaaahey ka baqeynin aakhirana xusuusneen waaana oday is magacaaabay ee hawiye wakiil kama ahan

  14. hadiii aad afgooye iiiga soo horeyesay amarkeyga ma adan qadan la heyn adooo raaas xumooo meelaha socdo ayaaaan ku soo dhaweystay malintaaasina waaan qaldamay habenkii aad raaska aheyt ma aheyn in aan ku irahdo cwa seexo subixiina raaac waxay in aad ka caga labatid waayo manta eeeeygaan soo korsaday ayaaa noocaan u hadlay midakle ogaaw in canug axmed diiriye dhalay in uuu san seexan doonin shabelaha hoose uuusan hurdo kaga imana doonin in sha alah

  15. To abdulah war ninyahow horta makala taqaanid sida dhulka soomaaliya loo kala daganyahay kow dheh gobolada dhexe oo dhan waa dhul hawiye xoogaa daarood ayaa la dagan iyo dir marka anaga cidna ma dulmino sida idika oo umadii dulminaayaa oo idinkoo yar oonba wax aheen dadkii kala qub qubaaya oo hadana caytaamaya horaa waxaa loo yiri nin aad tabartiisa tustay caykaama daayo niyahow sida soo baro ama dhulkeey dagto habargedir soobaro markaas halkaan kahadal.

  16. @ mukhdheere waxaa xaqııqo ah oo ay somalı weyn ogtahay ın hawıye boob walaal ku yahay meesha aad sheegtay ee gobolada dhexe maxaa looga la´yahay hal maamul oo mıdeeya waxaad ku heshıın la´dıhıın dekedda hobyo saaxııb waaan kaaga xog ogaalsanahay waan hubaa ee haduu hawıye walaal yahay oo ıs jecel yahay shalay maalın ayay ıs dılayeen abgaal ıyo habar gıdır hadaad sacad tahay cadaado waa kuu cadaab dhuuso ma reebto waa kuu dhımasho baraxleey kalıyaa kuu furan sıdoo kale reer cadaado ma ımaan karaaan galkacyo waa ku dhuumaaleystaan nın yahow ıdınkaa ıs hoojıyay dadkana waad hoojıseen balse waxaad ka heshaan waxba ha ıga sıınına afka uu axmed dıırıye ku hadlay hadaad hoos joogto adıgaa dulman waan hubaaa

  17. Waxaan la hadlayaa digil. Adeerayaal hadal aa wadiin 3 iyo6 maxaa ka hadashaa Adaba lagu kor deganyahay wiil facaaga eh oo kun kilomitir ka imaade aa magaaladaad can shur kaaga qaato. Adeerayaal ama rag iska dhiga oo wax iska dhiciya sida biimaal ama weligiina saana ahaa nesaan wlh waligiina

Comments are closed.