Amiin Camir ayaa sawirka waxaa uu ku qeexayaa qoraal uu kol dhaweyd madaxweynaha dowlada federalka somaliya u gudbiyey xafiiska Qaramada Midoobey qoraalkaas oo uu ku sheegayo in qeyb ka mid ah badaha somaliya uu ugu yaboohay dalka kenya.
Daafeet.Com