Gudoomiyaha Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida Cabdirahmaaan Maxamed Tuuryare ayaa sheegey in alshabab keliya dadka dilin oo ey jiraan kooxo kale oo hubaysan oo ayagana dadka dila.
Waxa kaloo uu xukuumada ka codsadey in la helo xabsiyo maadaama eysansan jirin xabsiyo badan oo dadka lagu xiro.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
tuur yare mobil
Daafeet.Com
Bismillah
Maashaa`allah Xaqqa feeruhuu ka dilaacaa
Ninkan waxa uu sheegey waa run hal been ah kuma jirto hadalkiisa.
Nimanka hubka ku heysta `waaye kuwa wadanka uu ka degi la`yahay waana in lasoo xirxiraa lana toogtaa oo hubkana lagala wareegaa, waa kuwa hantida dadka boowa,guryaha islaameed heysta,dawladda lug gooya ee qaran diidka ah ee alshabaabta magacooda ku qaraabta xabsi gooni ah usameeya oo xitaa ciqaab gooni ah lagu marsiin karo
waan kugu taageerayaa arinka aad soo jeedisey
scww
Comments are closed.