Kulan ay yeesheen Gudoomiyaha Gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosow iyo Golaha Guurtida Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ay goobjoog ka ahaayeen saraakiisha AMISOM ayaa waxaa looga hadlay arimaha Amaanka Gobolka Baay iyo dagaaladii ugu danbeeyey ee kadhacay deegaano hoos taga Degmada Berdaale.
Waa kan wariyaheena magaalada Muqdisho Maxamed Kaafi oo ka wareystay kulanka Wariye Cabdicasiis Salaad oo ah wariye madaxbanaan oo ku sugan Baydhabo Unknown Album
Ku dhegayso MobilkaagaCabdixasiis Salaad (1)