Hadal heeynta todobaadkan ugu badan guud’ahaan Dalka Maraykanka gaar’ahaan Magaalooyinka Mataanaha ah ee St.Paul iyo Minneapolis imaansha Madaxweyniyaasha Jamhuuriyadda D jibouti Iyo Jamhuuriyadda Federalka ah ee Soomaaliya horaanta Bisha August 2014 si ay ula kulmaan Jaaliyadaha labada DaL ee aan kor ku soo xusay.
Hadaba mar aan la sheekeysaney Dad kala duwan oo kala aaminsan fikrado kala gedisan waxaa inoo soo baxday in boqolkiiba todobaatan ay aad uga soo horjeedaan imaanshaha Madaxweynaha Xasan Sheekh, iyo Guud ahaan siyaasadda Madaxweeyne Xasan Sheekh Maxamuud intoodi badan waxaa ay isu diyaarinaynaan Mudaharaad aad u ballaaran oo ay kaga hortagi doonaan Imaanshiisa.
hadaba Markii ay ogaadeen Jaaliyadda Djibouti ee ku dhaqan halakan ee ka waadey qaban qaabada soo dhoweeynta Madaweeynaha Jamhuuriyadda Djibouti waxey go’aansadeen in meel gooni iyo Wakhti gooni ah ay u qabteen soo dhoweynta Md Omar Gele si ay ugu fogaadaan buuq iyo qalalaase ka dhasha Imaanshaha Booqashada Madaxweynaha Xasan Sheikh Max’muud.
inkastoo laga yabaa in lagu mudaharado Madaxweynaha Jamhuuriyada Djabouti MD Cismacil Cumar geele.
Daafeet.Com
on 22 July, 2014 05:09:40
avatar
=KAFAIDEEYSO QORAALKAAN CIDARABTO AHAW=
Maxay tahay sababta Beesha Habar-gidir u noqotay far taagan oo lidi ku ah Soomali jiritankeeda?þ
Akhristow qoraalkaan waa muhiim gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed iyo dhalinta soo koraysa baa waaxa go’aansaday inaan uga faaideeyo su’aalo laga yaabo inay iswaaydiiyaan, Mudooyiinkii uu dagaalku sakeeye dalkeena ka biloowday iyo ilaa iyo iminka waxa Soomaali hortaagan oo ay la heshiin ladahay.
Maadaama ay tahay su’aal is weydiin u mudan ayaan goaansaday inaan xaqiiqda halkan ku soo bandhigo anoo filaya inay dad badan oo nabad jecel fahmi doonaan isla markaana oran doonaan hadda ayaa la helayee soomali waa inay beeshaan waalatay laiska qabto ilayn wax suurtoobayo ma ahan in umad dhan oo waalaalo ah oo aan wax dhiilo ah u dhaxayn inay u xayirnaadeen mooryaan ilaa iyo maalintay soomaaliya ka jireen mooryaan ahaa kuna barbaaray ku dhashay ku tarmay xaaraan iyo dil .bal ila akhriso qoraal aan kuu soo diyaarshay ee taariikhda dhabta ah ee beeshaan ku waalatay muslimka walaalahooda ah xoolahooda iyo hantidooda iyagoo ku hadaaqaya soomaali iyo yaa hawiye ahay . cajiib bal adba
waxa laga yaaba dad fara badan marki ay arkaan cinwaankan iney farxad iyo qabweyni gasho ayagoo isku arkaya in somalia ay u awood badan yihiin balse xaqiiqdu ka fog. waxaanu go ansanay in aanu u yara iftiimino umada somaliyeed ee wanaaga iyo samaha jecel doorka ay beesha habar gidir ka qaadatay gobanimada iyo u dagaalanka xoriyada somaliyeed ilaa iyo maanta oo aan noqonay wadan aan laheyn dawlad.
Bilowgii sanadkii 1900 waxa dagaal qaraar aan horay loo arag ka dhacay wadanka somalia kasoo ka dhacay gobolka hiiran gaar ahaan meel aan ka fogeyn magalada beledweyn dagalkaas oo u dhaxeeyay sayid maxamed cabdule xasan oo wata somali oo dhan qabailada sida xawadle abgal murusade makane gugundhabe dhulbahante kuwas oo la dagalamayen ethopian oo ka soo galay dhanka shilaabo iyo talyaani oo ka soo weerary dhanka buulo berde iyo boqorkii keenadiid oo ka soo cararay boqor cusman oo walaalkii ahaa
ka dib markuu soo khiyaameeyay waayo boqor cusmaan waxa uu ka soo horjeeday wadaadka waalan ee sayid Mohamed cabdulle waxa uuna u soo talaabay waa keenadiidee hobyo. markuu hobyo yimid ayuu waxa uu arkay dad caamo ah oo uu siduu doono ka yeelo wuxuuna heshiis la galay gumaystihii isagoo ku faanaya inuu haysto ciidamo habargidir ah oo kaliya isla markaana ay fulinayaan wax walba oo uu diro isagoo duulaan ka soo qaaday dhanka hobyo oo ahayd saldhiigii uu soo baxsaday.
Akhristoow waxaa xusid mudan in xilligii dagaalka sokeeye ilaa iyo imnka ay habargidir ka dhaadhicisay hawiye intiisa kale in uu daarood gumaysan jiray haddaba maxay sidaa ula jeedeen waxay habargidir ku qarinayeen taariikhda madow ee ay soomaali kuu leeyihiin oo aan hoos idinkuugu soo gudbin doono iyadoo xaqiiq ah.
Akhristoow wixii ka dambeeyay 1949 kii somaalia waxay diyaar u noqotay iney xuriyad iyo dawladnimo helaan umada somaliyeed waxaa dhex yiilay waa xurmo , isjeclaysi, iyo wanaag waxayna ahayeen dad isku wada mowqif ah oo doonaya iney dunidu tusaan iney isku filan yihiin ayna xaq u leeyihiin iney ayahooda u tashadaan balse bartamihii 1950 kii waxa bilowday wax aysan weligeed somali horay u arag oo ay la wada fajaceen umadi somaliyed wax la yiraahdo jabhad lagu magacaabo [ contro pandiera ] oo micnaheedu yahay jabhada lidka ku ah calanka somaliyeed kuwas oo uu gumeystuhu lacago yar siiyay si ay carqalad ugu kiciyan hanaan socodka geediga dawladeed e ummadda somaliyeed . wuxuuna saldhigoodu ahaa dhuuso mareeb waxayna wadooyinka u gali jireen umada somaliyeed kuwas oo ay dhac iyo boob iyo dilba isugu dari jireen waxayna soo gareen ila iyo 1968 dii
1987 kii ila iyo bartamihi 1990 waxa magaalada muqdisho suuqa ku dhacda loo yaqaan ee ku yaala ceelgaabta dhanka dhagax tuur hoostiisa iyo suuqa siinaay dhanka sariiraha lagu sameeya ee ku aadan qabuuraha General Dauud naxariistee janno allaha siiyee lagu iibin jirey alabihi laga soo biliqeestay magaalooyinka hargeisa burco iyo ber bera waxa suuqa uu gebi ahaanba ahaa suuq ay habar gidir ay wada leyihiin ganacsiga waxayna ka sameyn jireen lacago fara badan waana ayn ku guuleysteen .
dhamadkii 1989 ilaa iyo bartamihi 1990 habar gidir waxay sameyn jirtey iney gawarida cabdi bilaha iyo land cruisers habeenki ay watan oo ay xaafadaha beesha abgaal galaan saqdi dhexe wixi ka dambeeya ilaa iyo salaada subax inta u dhaxeysa ayagoo dhar tuutaha militariga ah wataan kuna laayaan caruur haween iyo dhalin yaraba isla markaana ku hadlaya lahjada abgaal iyagoo iska dhigaya gaal gale si ay beesha abgaal ugu kacaan beesha gal gale ka dibna ay dagaal ku qadaan dawladi maxamed siyad. waa ayna ku guleysteen.
ka dib markay dhacday dawladi maxamed siyaad waxaa ay mid mid ugu duushay qabaailada somaliyed hawiye iyo daroodba iyagoo doonaya dhulkooda iyo maalkoodaba waxaana ka mid ah qabaailda ay ku duushay raaxawayn xawadle murusade darood oo dhan Biimaal iyo ugu dambeynti abgal oo ay xamar dagaal qaraar kula galeen si ay 50% ugu lahaadaan xamar ka dibna waxa ay keeneen sheeko ah dhexdhexaadin iyo hawiyenimo si ay ugu gorgortamaan kala badh gobolka banaadir waana ay ku guulaysteen waayo ilaa iyo hadda qadkii cagaarnaa ayay fadhiyaan oo ayna leeyhihiin waana ay ku guulaysteen
awood qeybsiga ku dhisan 4.5 waxa loogu yeero ayaa waxay xooga sareen besha habar gidir iney iyagu helaan jago ay ku fulin karan qorshaooda ku aadan dhulboobka iyo dhibateynta umada tasoo ah wasarada arimaha gudaha iyo amniga qaranka taas waxay maanta u sahashay in gebi ahan ay la wareegaan dhulki beesha wacdaan ayna degmo ku sheegaan lafoole iyo celasha biyaha oo isku badaley laba gudoomiye lagana soo siiyey degreeto ka soo baxday wasarada arimaha dibeda ayna yihiin gudoomiye yaal ay dawladu aqoonsatahay beesha wacdaan markaas bey hurdada ka kacday balse danahoodi iney garan beesha habar gidir wa ay ku guuleysteen
waxa an wax ka qornay wa tariiq la soo dhaafay iyo tan maantay taagan oo keliya dadweynaha ayaanu ka sugeyna iney inoo soo gudbiyaan sida ay u arkaan arinka meesha uu ku soc do
mahadsanidin
Mohamed Hussein Osman
Su aasha sitoo sa hadaan ugajawaabo Habargidir waxay far sootaa gan unoqotay waa dad aan xilkas aheyn caqligoodu na uu sanshaqeyn waana daciif nimo iyo dulinimo ay qabaan waxayna u qabaan guud a haan u madasoomaaliyeed ee musli miinta ah waxay naka soo hor jeedaan jiritaan ka u mada soomaaliyeed
Comments are closed.