Dareen Li’ida Hogaanka Digil Iyo Mirefle Iyo Dayacnaanta Shacbiga

9
132

bayShacabka koonfur galbeed somaliya waxaa ey soo mareen dhibaatooyin aad u badan 23 sano ee uu dalka somaliya ka jirey dagaalka sokeeyo taasoo caruurta iyo dadka waaweyn intooda badan ey u dhamaadeen gaajo iyo haraad wax ka danqadana eysan jirin, Balse waxa la yaab leh oo ey shacabka is weydiyaan siyaasiyiintooda ma hilmaan dhow yihiin mise damiir daraa heysata jawaabta idinka ayaan idiin dhaafay.

Guud ahaan Shacabka dega gobolada KoonfurGalbeed Soomaaliya si gaar ah kuwa ku abtirsada Digil iyo Mirifle ayaa waxay soo mareen dhibaatooyin aad u badan 23kii sano ee uu dalka ku jiray dagaalada sokeeyo,
Dhibaatooyinkaan soo gaaray Digil iyo Mirifle ayaa badankoodu waxay ahaayeen dhibaatooyin dad samee ahaa oo dad u abaabulan qaab beeleed ay ku soo duuleen iyadoo duulaamadaasina ay sababeen in inkabadan 800.000 oo ruux ay u dhintaan Gaajo,Haraad,Xabad iyo Cuduro.

Dadkaasi dhintay oo lahaa dhamaan qaybaha kala gedisan ee Bulshada sida Caruurta,Haweenka,Duqowda iyo weliba dhalin ayaa ilaa iyo maanta helin cadaalad lagu soo qabto kuwii u gaystay falkaasi Isir sifaynta ahaa iyadoo taasi ay weli taagan tahay ayaa waxaa hadana yaab leh oo ay ummaddu weli is weydiyaan kaalinta siyaasiyiintooda uga aadan inay doonaan xuquuqdooda misna tan maanta ka taliyaan si ayan markale u dhicin wixii dhacay 23kii sano ee laga soo gudbay.

Waxaa nasiib daro ah siyaasiyiinta iyo qaar ka tirsan odey dhaqameedyada kasoo jeeda KoonfurGalbeed gaar ahaan Digil iyo Mirifle in ay iska indha tirayaan dhibaatooyinkii hore loogu geystey shacabka ay matalaan wax walbana ku soo koobaan in la heshiiyay…Waa yaabe yaa heshiiyay sow tan maanta uu Daarood qaatay Sedex gobol oo ka mid ah goboladii KoonfurGalbeed Hawiyana uu u soo jeedo Shabeelaha hoose oo weliba uu xaalka gaarsiinayo inuu dagaalami doono hadaan lasiin Shabeelaha hoose.

Waxay su’aal kale ah waxa Siyaasiyiinta iyo Dhaqanka Digil iyo Mirifle ay ugu hadaaqaan hadalada deelqaafka ku ah Ummaddooda ee ay u meeriyaan cadawgooda ugana meer meeraan ka hadalka iyo ku hadalka codka ummadooda.

Badanaa inta Siyaasi ama Oday dhaqameed Digil iyo Mirifle ah afkiisa aad ka maqlayso erayo ay ka mid yihiin (Dowlada Yaa Erti,Madawiinega Eri, Sediiyoowa ni ereen iyo International Community Yaa eri maxaase u diiday inay mar uun dhahaan Shacabkeena ayaa yiri? (Shiimaytiwa erti!!!).

Kol hadii uu xaalka Siyaasiyiinta iyo Oday dhaqameed Digil iyo Mirifle uu sidaas noqday mawaanay micnaheedu ahayn in aysan marnaba diyaar u aheyn in ay wax u qabtaan shacabka ay matalaan isla mar ahaantaasna ay gacanta mar labaad iyo mar sedexaadba u geliyaan dadkii dhibaatooyinkaas horey ugu geystey.

Videogan waxaan ugu tala galey in ay nala daawadaan kuwa aamisan 2014 intey isku tashan lahaayeen leh Dowlada yaa Erti balse waxaan halkan ka carabaabayaa in xukuumada eysan u dhalan ayaga oo keliya ayna u dhalatey Soomaali oo dhan Soomaalida kalana ay xaqooda ka dhacsanayaan xukuumada balse ayaga ay la heystayaal u yihiin.

Yasin Abicar

9 COMMENTS

  1. aniga waxaan hubaa inay ka dambeyso dhibkaan heesta dadkaan digil mirif hogaanka oo haaya eelay wiq oo aan faaiido lahayn oo an ka ahayn tuugusi iyo xaasadnimo

  2. Waxaa la yiri in DAYUUSKA uu Janno halayanin maxaa yeelay marna uma danqado ehelkiisa. Sidaasi awgeed dhamaan kuwa isku sheegaan in ay yihiin siyaasiyiinta DM waa dayuusiin Janana ma geli doonaan sida ay u muuqdaan. Weligooda kama danqan dadkooda dhibaatooyinka ku jiraan haddii ay dhulkooda ku sugan yihiin iyo haddii Muqdishu barakacayaal ku ah iyo meelo kale ee gobolada Bari iyo dhexe.

  3. su aashaan jawabteeda weey fududahay waayoo eelaay aan haraad iyo gaajo qabin weli ma arkin umada ilaaheey lama yaso oo waa uum ilaaheey eelaayse bila aadan maharaad tiri karo oo waxabo ladhaha ayaga dhan maalduugan iyo mara la aan

  4. Kkkkkkk Hadii aan u jawaajo Doqonta abgaal horay ayaa looyiri habar guskujiraa waxaykuhadashaa waarowrow marka hadalkaa gukamaduwana habartii gusku kujiray. middakale NiN aadaqaanid yaatahay lamayiraahdo anigu ab iyo sinji ninkuu aqaan ayaan ahay NASABNA WAXAAD ULEEDIHIIN DAMEERO IYO SIDIIDOOFAARI HII IN AAD DHULQODATAAN. Intaa hadii aan ka gudbo Tixgabay ah bal iladhagayso ama halkaan ka akhriso MAR UUN BAA SARUUR IYO ABGAAL NOQON SIDOODIIYE MAR UUN BAYSARUURWA SUKULINSILICMA MOOGAANE MAR UUN BAYDAMEERAHA WADWADIN SUUQA HURU WAAYE MAR UUN BAY SARMAAN QUULAHEED QAWAXSANDOONAANE tixkale HAWIYE MEELUJOOGABA DAGAAL WAA ISKA MAANACEYE MAANKABA KAJARE RAGANIMAAN MEELKA SOOGALIN MURURSADE CAYR IYO HADDII SACADLAMEELAYSTA ABGAAL OOMIHIIGAAN KABADAN JARAHLOOMIIQAY MARNA INAYSAN MAYA ORONKARAY KAMAMALAYNAAYO tixkale WAXASHIIKH MURDAHA MEERIYAY IYO CAALIM NAGABUUXA BID CIYAHOW MAMOOGTAY MAKHRUUN DHOOHANBAATAHAYE. Kkkkkkkkkk

  5. Krishtan iyo yahuud heshiis Mahan waxay heshiis ku yihiin sidii Muslim loo dh loogaga harin ibi lahaa darood iyo hawiyo heshiis maha lakiin waxay heshiis ku yihiin in digil I mrifle dhibaan war waa sax fadhiga ha laga koco dad kii ka dambeeyey waa in
    Sidaas loogaaga harin in wixii dhibka ku dhacay la diiwaan geliyo

  6. Kkkkk aw digil waad is xiiqisay waxna lakama fahmin waxaa tiri ee isdaji mise wali ayaa haraad qabtaa iyo gaajadii reer adoogaa

  7. WAXAAN DHAMAAN SALAAMAYAA WAXGARADKA KADAMQANAYA UMMADOODA HALAAGA LASOO MARSHEY.HEESTAAN HADAAN MAQLO WAAN OOYNAYAA XASUUSTEEDE,MALIN AYNAGA CADAHAY ANIGA OO DUE AH IYO BARUDEEY BITIYEEY AYAAN WADASAMEEYNEY GEED KULUN AH HOOSTIISI CALI CUMAR HINDI GURIGOODA AYAAN KUSAMEYN,MARKA SIYAASIYIINTA DM WAA TUUGO CALOOSHOOD LACAYAAR AH CABSI KANA CABSANAAYAAG AFKA MAXAATIRIGA AH MARKA AQOONYAHANO NAFTOOD HURA AH ALLA HAMUSAHLO.

  8. Maasha-Allah, yaasiin Maqaal aad an hiisa badanwa runtii,oo si fayle an qaawooysan wa,laakin Hogaankii& Dadkii fahama lahaayi, (kasa lahaayi)oo ka Dhaqama lahaayiwa weli mal haayo,ee Hogaan,iyo shacab kaso walaagha adi ka guu waawisi Rabi ha sheeno

  9. Madaxweyne madoobe nuunow waxaa ka cod saneynaa Hal maalin u sameeyo maalinta xisuuqa isaga ayaan ka war sugeynaa

Comments are closed.