Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa maalmahan dambe waxaa ka soconayey Qaban qaabada samaynta Gudi Olympic uu yeesho maamulka KoonfurGalbeed,Waxaana howshu ka socotaa gudaha gaar ahaan Baydhaba iyo dibada,Waxaana wax ka wada dad badan oo magac ku leh Sportigii hore oo wada reer koonfurGalbeed ah.
Haddaba si aan uga kuurgalno waxa uu yahay Gudigaasi iyo Ujeedada laga leeyahay dhismahiisa ayaa waxaan wareysi la yeeshay Cabdulqaadir Shariif oo ka mid ah Gudiga Qaban qaabada Olompikada Gobolada K/Galbeed ee Soomaaliya.
Isagoo ku sugan Magaalada Baydhabo ayaan ugu horeen Su,aasha aan weydiiyey ayaa waxay ahayd Maxaa keenay xiligan in gudi Olympic aad Baydhabo ka dhistaan iyadoo gudigii Olympicada dalka uu ka dhisan yahay caasimada magaalada Muqdisho?
Halkan ka dhegayso Cabdulqaadir Shariif oo ka warbixiyey dhismaha Gudiga Olombikada Gobolada K.Galbeed
Ku dhegayso MoobilkaagaCabdulqaadir Shariif oo ka warbixiyey dhismaha Gudiga Olombikada Gobolada K.Galbeed
Howlwanaagsan waawaxlobaahanyahay waanaidikutaageereynaa
Comments are closed.