Guddiga arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Amniga Qaranka Mudane Khaliif Axmed Ereg, kaasi oo looga hadlayay arrimaha ammaanka iyo sida wax looga qaban karo beegsiga Xildhibaannada iyo dadka wax galka u ah bulshada.
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ah gudoomiye ku xigeenka gudiga amniga baarlamaanka ayaan wax ka waydiinay markii uu soo dhamaaday kulankaas.
Halkan ka dhegayso
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow