Taliyaha ciidanka booliska ee dowlada somalia general maxamed sheikh Xasan cismaan ayaa si kuluul ugu hadlay weerarkii shalay galab lagu qaarijiyay taliyihii ciidanka booliska ee magaalada boosaaso ee gobolka bari.
Taliyaha ayaa sheegey in waax laga xumaado ay tahay in laweeraro xarumaha ciidanka booliska oo uu sheegey in loogu eedo shacabka soomaaliyeed .
maxamed sheikh Xasan cismaan Taliyaha ciidanka soomaaliya waxa uu sheegey in talisyada ciidanka booliska ee kajira maamulada dalka inay hoos yimadaan taliskiisa .
Dhinaca kale taliyaha ciidanka booliska ee dowlada general maxamed sheikh Xasan cismaan wuxuu kahadlay xaalada amaanka dalka gaar ahaan howlgalada ay ciidanka booliska ay kawadaan dalka .
Daafeet.Com
crime against humanity ayuu galey ninkan waa ninki amri jirey dadka in jawan la geliyo Badda Lido habenimadina lagu qusin ilaa uu ka hadlo electric torture waa ninki dadka ku sameyn jirey. Ninkan Dukamadi Dahablashasida reer Kasow waa ninki Dahab baad uga qadan jirey,Zulfiqar furniture ayuu asagan baad uga qadan jirey Timajariyasha Muqdisho sidaso kale.Ninkan Maxkamad in la so tago ayuu ahaa non in crime uu galey laga dalacsiyo Somali waxa ku dhacdey Cumuli Dihashadeeda Durbadiba waa Illowda.
Muqdisho waxa joga oo kale HOOSH o ah ninki CONTEYNER inuu gurigas Madina ku yala kensadey si uu ddaka ugu Xabiso qar badan waa ku dhinteen wuxuu la bahay HOOSH KIBRE, dadka uu shaqeya oo locdisa ama squmin poolkisa nadifiya hadii wax aha qaldaan wuu QARBASHI JIRE front of the other people wadankasi iyo shacabkasi ma diserve gareyaan in after 24 yr dad criminals inah madax loga dhigo. Qaranka Somaliyeed Boliskisa they deserve better than this criminal.Somalidu waxa ay ku mahmahyoota gacanti wax qadid barato hadii la gooyana gumudkeda dhaqaqo, ninkan reer Muqdisho si fican isaga illaliya shekadi Kacanka uu powerka isticmalayeey ayuu idinku so wada.
Comments are closed.