Tababaraha Xulka Qaranka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha Fudud gaar ahaan Oradada Cabdi Warsame Isaaq ayaa waxaan ka waraysanay halka uu maraayo samaynta gudiga Olymbic-da KoonfurGalbeed oo gudi iskood isu xilqaamay oo isagana ka mid ahaa ay wadeen maamihii lasoo dhaafay iyo weliba howlaha kala gedisan e la filayo in gudigaasi uu u qabto dhalinta ciyaaraha KoonfurGalbeed mustaqbalka.
Halkan ka dhegayso Wareysigawarsame
Ku dhagayso Moobilkaaga warsame