Waxaa shaley lagu qabtey magalada manisota bananbax aad u balaaran oo looga soo horjeedo madaxweynaha dowlada fedealka somaliya Xasan Sheekh Maxamuud bananbaxan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Jaaliyada somaliyeed ee ku nool magalada manisota.
Hal ku dhigyadii ey ku dhawaaqayeen dadkii kasoo qeyb galey bananbaxan ayaa waxaa ey ahaayeen ha dhoco madaxweyne xasan sheekh ha dhoco Madaxweyne xasan Sheekh intooda badanaa waxaa ey wateen boorar ey ku qoran yihiin halkudhigyo ey kaga soo horjeedaan madaxweyne xasan sheekh.
Daafeet.Com
Wab side kiinaan umada beenta ka daaya meeshan banaan bax kama dhicine 45 ruuc oo cuqdadeesan ayaa isku ku yimid cudur hawiye ayay qabeen weeyna wada xanuun sanaayeen ayakoo siyaasad ahaa u banan baxo ayaa looqaatay
Comments are closed.