Sawir gacmeed aad fiican oo uu soo saarey Amiin Camir ayaa waxaa ka muuqda 4 ruux oo siyaasiyiin somaliya ah oo qaarkoodna la jiidayo qaarkoodna ayaga wax jiidayaan waxaase la yaab leh waa maxay sababta uu Shariif Sakiin asaga isu jiidayo jawaabteeda idinka ayan idiin daayey.
Daafeet.Com
madeer ayu riixaya oo walaaki ah .
kkkkkkkkkkkk….ma garanayo sababta ,Wax badana wa lo maleyn karaa…
maogtahay aqristoow qof nool oo kaligiisa socda ama keli u nool, wax daba socoda aan jirin inuu yahay sheydaan loo soo labisay ACUUDI BILAHI MINA SHEYDANI RAJIIM
Waxan u arkaa in u dad kiss is kaka we ya hay
Comments are closed.