Kol dhow ayey eheyd kolkii uu Madaxweynaha maamul goboleedka puntland uu u yeerey xubnaha barlamaanka federalka uga jira puntland wadahadalo dhowr maalmood socdey ey wada yeesheen ka dib maanta waxaa ey soo saareen qodobo dhowr ah oo ey ku hishiiyeen qodobadiina waatan.