Madaxweynaha Dowlada Koonfurgalbeed Mudane Madoobe Nuunow ayaa wuxu si cad u sheegay in Dowlada iyo Beesha Caalamka ay tixgeliyaan Rabitaanka Shacabka Koonfurgalbeed ilaaliyaana Dastuurka Dowlada Federaalka Soomaaliya.
Hoose ka daawo Hadalka Madaxweynaha