Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur”Siidii” oo Wareeysi siiyay Idaacada VOA ayaa ka hadlay Dagaalkii ka dhacay Gobolka Shabellaha Hoose.
Gudoomiyaha Shabellaha Hoose ayaa sheegay in Dadkii Shacabka ahaa ay Magaalada ka Barakaceen,waxaana uu tilmaamay in Al-shabaab ay ka dileen Dagaalamayaan farabadan.
Halkan hoose kaga dhegeso mobilkada
Daafeet.Com