Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu diyaar u yahay ka qayb galka wejiga labaad ee shirka dib u heshiisiinta beelaha Jubbooyinka iyo Gedo oo dhowaan ka furmaya magaalada Kismaayo.
Waxa uu sheegay in ciidankiisii uu xero isugu geeyay, isla markaasina uu diyaar u yahay ka qayb galka shirka dib u heshiisiinta beelaha Jubbooyinka iyo Gedo isaga oo arimahaasi uga mahad celiyay wasiiradii tegay magaalada Kismaayo.
Halkan ka dhegayso warbixintaCol.Barre oo ka hadlay qorshihiisa ku aadan gobolada Jubbooyinka iyo Gedo
waan ku faraxsanahay haadan nahay shacabka reer jubaland state waana taageereynaa horumarka iyo wadatashiga umada u dhalatay reer jubaland in eey ka tashaadan aayohooda iyo mustaqbalka junaland state. marka waa in eey bulshadu u istaagto sidii eey dhulkooda u horumarin lahayeen khaasatan dadka qurba joogta rer jubaland in eey gacan ka geestaan dib u dhiska wadooyinka cisbitaalada iyo schoolada. waxaan kheyr iyo guul u rajeeynayaa ciidamada qalabka sida ee reer jubaland state waxaan leenahay geesiyadii dadka iyo dhulkoow la idinma iloobin. wcs wm wb
Comments are closed.