Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cabdi-wali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baydhabo halkaasi oo horay ugu sugnaa wafdi uu hogaminayo gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaliya.
Ra’iisal wasaaraha ayaa safarkiisa waxaa ku wehliya xubno ka tirsan labada Gole ee xukuumada Soomaliya.
Wararka ayaa intaasi waxay ku darayaan in muhiimada safarka C/wali Sheekh Baydhabo ku tagay uu yahay sidii xal waara looga gaari lahaa khilaafka ku saleysan maamulka lexda iyo xukuumada federalka.
Ilaa iyo hada ma jirto xal toos ah oo laga gaaray khilaafka khilaafka u dhexeeya maamulka 6da gobol iyo xukuumada federlaka walow uu gudoomiyaha barlamanka malintii sedexaad ku sugan yahay magalada baydhaba.
Daafeet.Com
Hasbunullahi waa nicmal wakiil Sharta uu la waregayo asga ha ku ekato Insha Allah
Abdiwelli Baydhaba ma tagin ee Tiyeglow ayuu tagay
Comments are closed.