Waxaa shaley xarunta ADC-da ee magalada baydhabo qudbado qiimo leh ka jeediyey xildhibaano ka socda dowlada federalka somaliya oo ey ka mid yihiin Xildhibaan ADan Madoobe , Xildhibaan Xaabsade iyo Xildhibaan Afaraale ayagoo halkaas u tagey u tegey caleema saarka gudoomiyaha barlamanka dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya.
Qudbadihii oo kamil ah waakan ee daawada.
Daafeet.Com