Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Mudane Madoobe Nuunow Maxamed ayaa maanta waxaa uu u waremay idaacada voa isagoo sheegey in xukuumada ey ka dambeyso is afahan waaga ka jira dhisada maamul goboleedyada hadalkiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Daafeet.Com
MAdobe Nunow Calanka Mamul Dowladeedka Kofur Galbed waye inuu miskisa sarnato not kan Naga wada Dhexeya oo ah calanka Somalia kasi Madaxweyna dalka Hassan Shekh ayaa iska leh inuu miskisa sarto
yaa u ogolaaday ninkaan eelaaygaa inuu calanka soomaaliyeed miiska saarto oo riyo ayuu kujiraa 6 Gobol iska daayee baay iyo bakool kuuma ogoli inaad maa musho dooladana way ku qaldan tahay inay siiso dadkaan 3 Gobol war dadkaan ma dhama 200.000 see loo siin karaa 3 Gobol doolada ayada maxaa ka qaldan.
war ninka sida u hadlaayow miyaadan ahayn nin dhimanaayo war adunka waa lagatagaayaye imaanka ilaahay haidinkusugo boob iyobililiqo un baa ku soo korteene miirkii waaidinkategeye heysta calankiina ee sidaas nagu nabdgeliye lixda gobolna idinka laidinkama tuugayo ilaahay ayaa nasiiyey mahada isaga ayaa leh alxamdulilahi
Horta waxaad u hadashay si fiican. aniga bililiqo la iguma soo korin laakiin runtaa dadka wajiga kasaaraa maxaa yeelay idinkoo dad yar ah sideebaad ku heli kartiin 6 Gobol waa wax aan macquul aheen dhulkaas aad sheeganeesaana waa dhul hawiye marka aniga dadka hawiye kuwooda dadka dulmiya xitaa runtaa usheegaa oo runta way fiicantahay su’aal waxaan rabaa inaan ogaado qoomiyada aad u doodeeso intay soomaaliya kasoo gasheen oo 6 Gobol sidee u heleen bal ii sheeg anaga magaca soomaali ayaan galeenaa idinka se intee katimaadeen ma is’ waydiisay taas.umaleen maayo inuu jiro qofka jawaabi karo su’aashaas.
Comments are closed.