Dhegeyso:- Sheekh Adan Madoobe oo La Hadlayey Warbaahinta oo U Sheegey I Xukuumada Ay Mar walba ay Ku Qasban Tahay Iney Raacdo Rabitaanka Shacabka

0
79

adan2Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Aadan Maxamed Nuur Aadan Madoobe oo kusugan Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in in ey xoojiyaan sidii loo dhameystiri lahaa maamulka lexda gobol ee uu asaga iyo xildhibaano badan aminsan yihiin.

Aadan Maxamed Nuur Aadan Madoobe oo la hadlayey warbaahinta ayaa u xaqiijiyey in Xildhibaano uu ka mid yahay ay Taageersan yihiin Maamulka Lixda Gobol ee Koofur Gelbeed Soomaaliya.

 

shekh adan madobe

 

Halkan hose kaga dhegeyso Mobilkada

 

shekh adan madobe mobil

 

Daafeet.Com