Kulan albabada ey u xiran yihiinn ayaa maanta waxaa ey yeesheen golaha guurtida koonfur galbeed kulankaas oo ey diirada ku saarayeen xaalaha kala duwan ee ka jira koonfur galbeed gabagabadii kulanka ayaa waxaa kasoo baxay dhowr qodob waxaa ka war bixiyey gudoomiyaha barlamanka ee dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya.
gudomiyaha barlamanka konfur galbeed
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
gudomiyaha barlamanka konfur galbeed mobil
Daafeet.Com