Nicholas Kay oo kol Dhaweyd Gaarey Magalada Baydhaba

0
75

kayErgeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya danjire Nicholas Kay ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Wararka ayaa sheegaya in Nicholas Kay uu Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo kula kulmay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo Xildhibaano iyo odey dhaqameedyada.

Amaanka Magaalada Baydhabo ayaa sidoo kale maanta si weyn loo adkeeyay waxaana Wadooyinka gala Garoonka lagu arkayay Ciidamada AMISOM oo Gaaf wareegaya.

 
Daafeet.Com