Inaa lilaahi Wa Inaa Ilheyhi Raajicuun

0
77

tacsiInaani lilaah wa inaa ileyhi raajicuun waxaa maanta magalada muqdihso Ku Geeriyootey alaha u naxariistee Ay Xaaji Safiyo Maxamed Axmed ee loo yaqaano Ay Safiyow oowaayahaan dambe xanuunsaney.

Hadeynu nahay bahda Daafeet media waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga direynaa eheladii iyo qaraabadii ey ka geeryootey Xaajiya Safiyo Maxamed wexeynu leenahay samir iyo iimaan ilaahey ha inga siiyo qabrigeedana ilaahey waasac ha uga dhigo janadii fardowzana ilaahey haka waraabiyo amiin amiin amiin.

 

Daafeet.Com