Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowlada Soomaaliya Khaalid Cumar Cali oo maanta waraysi siiyay VAO-da ayaa sheegay in mudo bil ah uu socon doono kulanka Baydhabo ka furmi doona Axada soo socota isla markaana uu ku bilaaban doono dib-u- heshiin kuna dhamaan doono dhismo maamul ka kooban sedex gobol.
Halkan ka dhegayso Waraysiga
Allah Karim Allahayow sahal Shacabka reer Baydhaba rabitaankoda oo Qeyr ugu Jiro Aminnnnn
Beenlow qaacin ah. Baatahay sidow u hadlaayo waa agenda loogu so dhiibay xamar waad fashilantay iskaga taga meesha
Comments are closed.