Shirka maanta ka furmay Baydhabo waxaa diiday oo aanan ka qayb galin maamulka Lixda gobal ee uu hogaamiyo Madoobe Nuunow.
Hadaba sababaha ay u diideen waxaan wax ka waydiinay Faadumo Maxamed Xuseen oo ah wasiirka Haweenka ee maamulka Lixda Gobal.
Halkan ka dhegayso
Faadumo maxamed Xuseen Faayow (1)
Maansha Allah Dida Dulmiga uu cabdiwelii iyo Jawary Xor Bodayaan Fidnada ay wadan ayaga Allah ha ku celsho Aminn
Comments are closed.