Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa shaley waxaa uu Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ka Furay Shirka dib u heshiisiinta Dadka Dega Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo.
Suldaan Cabdi oo ka mid ah Odayaasha ka qeybgalay Shirka Magaalada Kismaayo islamarkaana la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Shirka ay ugu baxeen Caqabado badan oo ka jira Magaalada Kismaayo iyo Dhaliilo ay tabanayaan.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Daafeet.Com
Labadi Laqdabo ku heshiisa Insha Allah Lillahiga ay ku dalaman ayeey Somalidu ku mah mah yoota
Comments are closed.