Waxaa Xalay Barnaamishka Xogwaran ee kabaxa Kalsan TV lagu weeraray Madaxda Dowlada Muqdisho C/weli Sheekh iyo Xasan Sheekh.
Barnaamishka ayaa looga hadlay waxa uu salka ku hayo Khilaafka u dhaxeeya Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaare C/weli Sheekh Axmed, waxaana marti ku ahaa Agaasimaha Ishabaydhaba Ilyaas Saciid (Qalinle) iyo Korneyl Cabdulaahi Dulle.
Barnaamishka oo Dhameystiran Halka Hoose Ka Daawo.