Kooxda dhulboobka ee uu hugaamiyo Axmed Madoobe qaybta kasoo jeeda beesha Mariixaan oo iyagu wax ka dega gobolka Gedo ayaa waxay maanta ka dhawaajiyeen inay dagaal ku qaadi doonaan shir beesha Mariixaan ay kaga arinsanayaan aayaha deegaanada ay ka degaan gobolka Gedo isla markaana ay ku doonayaan inay arimaha gobolka ay kala tashtaan beelaha kale ee deegaanka gobolka Gedo wax kaleh sida beelaha Digil iyo Mirifle iyo beesha Direed.
Hadaba go’aankan duulaanka ah ee kasoo baxay kooxda Axmed Madoobe ayaa waxaa shir jaraa’id ku iclaamiyay shaqsiyaad kasoo jeeda beesha Mariixaan balse aan wax deegaan ah ku lahayn gobolka Gedo kana soo jeeda gobolada Galgaduud iyo Zone 5ka Soomaalida Itoobiya sida shaqsiga sheegta darajooyinka wada beenta ah ee Fartaag iyo Cabdirashiid Janan.
Waa kan iyagoo ka hadlaaya waxay ugu yeereen shir Jaraa’id ee ay ugu hanjabayeen Reer Guriga Mariixaan
FartaagUnknown Album
Cabdirashiid JananUnknown Album
shirka gedo ka socda maahan shir deegaanka kililka shanaad ee ogaadeen ka socda ee ee wiil raxan waynow ha qaldamin . marka xiga mareexaan sade baro darisbay kula yihiine ha u hadlin sidii abgaalka waayahan abgaal idinkaa wixii waashmaana uqaabilsane raali iga noqo kaftankaas yar nimanka kismaayo kasoo dhaaranaya sida isbatoore fartaag haduu mareexaan yahay ha yimaado shirka layiri dabcan waxaa loo qaraniyaa dad aan udhalan reer ugaas sharmaake oo ku jiraa jira waa kala bixii ha yimaado sheegatadeeni oo caasi garaowday haduu ahaana ogaadeenkiisa hala joogo waagii kenyo guurto ogaadeenbaa joogi karin deegaan aysan udhalan gaarisa iyo godeey buu uraacin warku waa intaa duulaan gedo lagusoo qaadana ogeen waa baa lawaydiin inay awoodaan ee isbatoorahan nagusoo dhex dhaqmay ee nasheegan jiray caasiga noqday reer daafeedow maxaad naga waydiinaysaan xishooda
hadii aa nahay digil iyo mirif walaalaheena mareexaan markastaa waa garab taaganahay marna kagarab biximeyno laakin ka mareexaan u dhashay ee doonaaya inuu mareexaanoo dhan ku iibsado guna yar walee taasi mareexaan kasiiisan meyso digil iyo miriflana kasiisan maayaan mareexaan waa qeey naga mida anaguna aan kamidnahay taasi hala ogaado, ogoow ogaadeenoow hadaadan ogeeyn ogaadeenoow waa lagu ogeysiin
Comments are closed.