Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 25 Sep 2014 soo gabagabawday codayntii aanu u soo bandhignay dhamaan dadka soo booqda Webkeena Daafeet.com taariikhda kolkay ahayd Sep 14, 2014.
Codayntan oo halku dhigeedu ahaa SEDDEXDAAN YAA QADIYADII 6da GOBOL KOONFUR GALBEED RABA INUU GATO,Sedexduna waxay kala ahaayeen Prof.Maxamed Sheekh Cismaan(Jawaari) gudoomiyaha Baarlamaanka Fedraalka Soomaaliya,Shariif Xasan Sheekh Aadan(Shariif Sakiin)Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Fedraalka iyo Khaalid Cumar Cali oo ah wasiirka Ciyaaraha iyo Dhalinyarada DF soomaaliya.
Hadaba mudada 12ka maalmood ahayd ee ay codayntu socotay waxaa codaynta booqday 1016 qofood,Waxaa codeeyay 289 iyadoo codaynta sida saxa ahaydna u codeeyay 166 qofoo iyadoona ay u kala heleen tartamayaashii sedexda ahaa sida tan.
1-Kaalinta Koowaad Shariif Xasan Sheekh Aadan(Shariif Sakiin)waxa u codeeyay sida saxda ahayd 96 ruux oo u dhiganta 58% codaynta guud oo boqolay lasaaray.
2-Kaalinta Labaad Prof.Maxamed Sheekh Cismaan(Jawaari) waxa u codeeyay sida saxda ahayd 50 ruux oo u dhiganta 30% codaynta guud oo boqolay lasaaray.
3-Kaalinta Sedexaad Khaalid Cumar Cali waxa u codeeyay sida saxda ahayd 20 ruux oo u dhiganta 12% codaynta guud oo boqolay lasaaray.
Talaabadan ay ku codeeyeen dadka soo booqda webkeena ayaa waxay cadeyn buuxda u tahay sida shacabka Soomaaliyeed guud ahaan ay ula socdaan waxa ka socda KoonfurGalbeed si gaar ahna gudaha Digil iyo Mirifle.
Daafeet.Com
waxaan u dhisi doonaa taalo lagu xasuusto Haasidka aduunka
Thanks daafeet.com arintaas shaki kuma jiro in yahay qaa in u adeegayo hawiyo darood taasina waxaan u wacan aqoon daradiisa waayo hadii aqoon laha dadkiisa maganlaheen dolar kama dooran laheen digil iyo mirifle in ay ku jiraan sida shariif sakiin meel magaarayan waan in la iska qabta cayiyaankas oo kale ilaa iyo hada ayuu u oomanyahay in uu gato dhiiga dadkiisa iyo dhukisa thanks wep daafeet.com
Haasidka kursi qurux badan baa lasiiyay imey rajo kale gashaa ? Kursiga xaasidka in sidaa loo qurxiyo ma aheyn
Insha Allah Cado Qatayashana magacyadooda awaa lagu hoos SAFAYA
aflagaada joojiya dadka Qaar
wuu u qalmaa qiyaanoolaha in la caayo asagaa kasbadey.kuwa digil iyo mirifle kor ugu kici waaysen hala soo safo sakiin waaba qaacinka ugu weyne caruurtiisaa dhiman.
waxa shegaya sakiin waxa Kalita dadka aminsan maxayelay cilmi adun iyo midkaqayamo waxlgafa idayo midna majirto marka AQAYAARAY WA AYANDARO NAHAYSATA
Comments are closed.