Madaxweynaha ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Baraawe, iyadoo shacabka ku dhaqan magaaladaasi aysan u kala harin soo dhaweeynta madaxweynaha.
Madaxweynaha ayaa la hadlay dadka ku dhaqan Baraawe, kuwaasoo isugu soo baxay meel fagaare ah, iyagoo lulayay calanka jamhuuriyadda, islamarkaana kor u qaadayay heeso wadani ah oo qiiro leh.
Daafeet.Com
Qudbada madaxweynaha Hassan Shekh oo ku saleysan didmada Dhuxusha waa wax aad uu fican . Dhuxusha waxa ay ka timada sidaan la socono Gubida Dhirta, Ciribtirka Dhirta waa ciribtirki noloshi Cadmiga. Somaliya dhibatoyinka ugu weyn ee lagu hayo waa Dhofinta dhuxusha meelo badan ayana laga dhofiya kuwa sameymaya Somalinimo iyo Binicadanimo shaqo kuma laha ,Kismayo meesha ugu weyn oo dhuxul la dhofiyo waaye.
Comments are closed.