Golaha guurtida dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa kulan ay yeesheen maanta kaga jawaabey hadal shaley kasoo yeerey taliyaha ciidanka boliska,nabadsugida iyo maliteriga bay hadalkaas oo ay hanjabaad culus ugu jeediyeen odayaasha jawaabtoodiina waatan ee nala dhegeysta
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Daafeet.Com
xadalka jenaral ibrahin yerow waa nal la shidey oona la damiyey oo xada waa uu Dansan yahay wax badan ayaa ka qaldamay waxa ismodayna in uusan ahayn ayaa muuqata Gobolada kale shacbigoda iyo odayaashooda lama aburiyo oo si xor ah ayaa howlohoda u Qabsadaan konfur galbed maxaa sidan ka dhigay saraakiisheda iyo siyaasiinteeda mabdac lacaantaan iyo dhuuni Raacyi nimadaan ibrahin yerow xadalkaan waa mid loo soo dhibay Tolow yaa u soo dhibtay oo kaarkisa ka gubay
doc kayer ayey ahayen wax ay kaqadi karan odoyasha malahan lakiin wa in sideg deg ah loga qada derajada u shegtay uma qalmo mana meteli karo shacabka tas aya laraba odoyasha iney degdeg oga jawaban dowlada lashegaya wa odayasha dhaqanka iyo shacabka owdada jira marka akshin aya laraba in lagu sameyo kuwan dalaleyda ah
Comments are closed.