Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Puntland oo afartii maalmood ee ugu dambeeyey magaalada Garowe wadahadallo uga soconayeen ayaa maanta kala saxiixday heshiis 12 qodob ka kooban.
Heshiiskaas oo labada dhinac ay u kala saxiixeen Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Cabdiweli Shiikh Axmed iyo Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxaa goob joog ka ahaa mas’uuliyiin ka socdey Qaramada Midoobey, Midowga Yurub, IGAD iyo dalka Itoobiya.
Qodobada lagu heshiiyey waxaa kamid ahaa dhamaystirka dastuurka iyo dhismaha maamul goboleedyada iyada oo loo marayo qaab sharci ah. Dowlada Federaalka ayaa garowsatay inuu jiro wax ka bedel lagu sameeyey dastuurka arintaasoo Puntland si weyn ugu riyaaqday.
Qodobada muhiimka ah ee heshiiskani dhigayo waxaa kamid ah:
Dhismaha ciidamo qaran oo isu dheeli tiran iskuna dhafan.
In si cadaalad ah loo qaybsado deeqaha lagu soo qaado magaca Soomaaliya.
In si cadaalad ah loosoo magacaabo mas’uuliyiinta dowlada ee rayidka ah iyo kuwa aan rayidka ahayn labadaba.
In si cadaalad ah loo qaybsado wixii kasoo noqda hantida Soomaaliya dibada uga maqan.
Iyo in si deg deg ah laysugu soo celiyo hantida la kala haysto.
Daafeet.Com
The agreement signed in Garoowe is drafted in advance by Abdiweli Gaas, Ambassador Afey of IGAD, the Sultan of Qardho and Abdiweli Shiekh Ahmed who are related.
The effects of this agreement on the rest of Somalis is it gives Puntland a right of Veto over the Federal Government, the Parliament and over the rest of Somalisin any constituitional Amendments.
The it also, renders the formation regional government in central Somalia almost impossible because if Mudug is divided, then half of Mudug and Galguduud alone does not meet the criteria to form regional goverment.
Now, the question that every Somali citizen find out is the Darood Clans have more rights over other Somalis?
The agreement signed in Garoowe was drafted in advance Some Puntlanders are boasting about,by Abdiweli Gaas, Ambassador Afey of IGAD, the Sultan of Qardho and Abdiweli Shiekh Ahmed who all hails from Darood Clan of Somalia.
This is the repeat of what happened in Jubba regions.
The effects of this agreement on the rest of Somalis is it gives Puntland a right of Veto over the Federal Government, the Parliament and over the rest of Somalisin any constituitional Amendments. It also, renders the formation of regional government in central Somalia almost impossible because if Mudug is divided, then half of Mudug and Galguduud alone does not meet the criteria to form regional goverment.
Now, the question that every Somali citizen find out is why the Darood Clans have more rights over other Somalis?
Finally, the incumbent president was elected by votes from Hawiye, Digil& and Mirifle, The Dir and the other minority tribes. The President and his government never stands for the rights and interests of these loyal voters. Hassan Shiekh Mohamoud sold the interests of the very pepple who installed him in power.
This broad coalition of the Clans must hold an emergency conference to discuss their future relationship with Hassan Mohamoud and his government.
Comments are closed.