Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ayaa goordhaweyd isku Shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
1.Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Faarax Sheekh C/qaadir
2.Wasaarada Dastuurka iyo Cadaalada Saalim Caliyoow Ibroow
3.Wasiiru Dowlaha Wasaarada Maaliyada Burci Mohamed Hamze
4.Wasiiru Dowlaha Arimaha dibada iyo Maalgashiga C/laahi Maxamed Nuur
5.Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arimaha dibada iyo Dhiirgelinta Maalgashiga C/raxmaan Cabdi Cusmaan
6.Wasiir kuxigeenka Wasaarada Maaliyada C/laahi Sheekh Cali Qaloocoow
7.Wasiir kuxigeenka Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirk caalamiga Mahad Maxamed Salaad
8.Wasiir kuxigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Marwo Fahmo Axmed Nuur.