Qaar ka tirsan warbaahinta ayaa shaley waxaa ay qoreen in Wasiirka maalgashiga dibada iyo jaaliyadaha ee koonfur galbeed somaliya Dr Axmed Osman Duuble uu ku biirey kooxda aragtida gaaban ee magalada baydhaba u fadhida sidii shacabkeeda ay u iibsan lahed ayagoo beryahanba ku howlanaa sidii ay ugu sameyn lahaayeen waxa loogu yeero maamul 3 gobol ah kaasoo ay shacabka koonfur galbeed marar badan ay ka qeyliyeen af cadna ku diideedn.
Marka si aan wax uga ogaano in arintaas ay sax tahay ayaan waxaan qadka telfoonka ku tiigsaney Wasiirka maalgashiga dibada iyo jaaliyadaha ee koonfur galbeed somaliya Dr Axmed Osman Duuble isaga oo ku sugan magalada baydhaba wareysigiina waxaa uu u dhacay sidan.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada
Daafeet.Com
cabdicasiis dhegacade kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ceeb hadi loo dhiman lahaa in aad iska dhimato aa laguu qaata web aa la iska sameysana waxaa la rabaa in been lacag lagu helo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Comments are closed.