Iyadoo R/wasaaraha Soomaaliya uu amray in laxiro shirka ka socda magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay lana bilaabo wadahadalo xal loogu helayo qilaafka jira ayaa waxaa arintaasi soo dhoweeyay Maxamuud Sayid Adan oo ah madaxweyne ku xigeenka maamulka KoonfurGalbeed Soomaaliya
WAREYSIGA waxaa inoo qaaday wariyeheena Axmed Cumar Saalihi
Halkan ka dhegaysoMaxamuud Sayid Adan (1)
Asc salaan ka dib waxaan leeyahay waxa dhacay waa wax la sugayay aniga maxamed ahaan iguma cusba maxaa yeelay runta ayaa ibdhaha laga qabanayaa sidoo kale cadceed ayaa gacanta lagu qarinayaa ee anoo sookoobaya ninka wax yar qaatyoo wax aanan dhamaa ayaad heleysaa rag iska dhig. mahadsanidiin daafeet
by.caana jooga saudi arabia jeddag
aniga ka yaasin ahaan waan kuracasanhay mdahweyne ku xigeenkaka konfur galbeed somalia mudane maxmuud sayid Aadan wayo sadaxleydan wax ay soowadan hba yaraatee majirto sidaa draadeeda waxan leeyahay soo raaca shacabkiina wabilaahi toofiiq
Shekadan dhirkaan la xirey intaan maqalno yaanaan sehaan nimanakan qorsho kale ayeey wataan 3 Gobol internation Community oo Igad ugu xoreyso ayaa wataan waxana lo dig digleyahay in dekada Kismayo iyo Badda logu daneyo Shisheye, Shirkadaxoda aya badasi mamushtaan ayago lo isticmalayaan so call Federalismoo Amarkana uu bihinayao mamulka markasi deganka haysta. systemki hadda wuxuba isu bedelowhaya (QABILISMO) like mid dhoof ku yimid Boobland,iyo mid Goboli lo kala goynowhaya kuligoda ma ha DASTUKA wax uu dhigayo.Waa Shirqool anaga nanagu tijabinowhayo si magacena lo tirtiro,Insha Allah tasina ma dhaceyo intey Gabary naga nooshahay.
madaxweyne kuxigenka konfurgalbeed maxamud sayid adan wa runtiisa mamulka shacabka dhisteen in ladhegeysto rabitan koda ayan kuracsan nahay konfurgalbeed6 wa muqadas lamana kalaqadi karo wayna guuleyteen
ninkaan waaba ka tanaasulay sow lama sheegin 6da wuu ka baxay
Comments are closed.