Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen oo ka mid ah aqoonyahanada gobalada Baay iyo Bakool oo haatan ku sugan magaalada Baydhabo ayaan ka wareysanay sida ay u arkaan go’aanka Ra’isulwasaare Cabdiweli Sheekh Axmed uu ku joojiyay shirka maamul u samaynta Sedexda Gobol.
Halkan ka dhegaysoCabdi Rixmaan maxamed Xuseen
inaysan socon doonin waa la ogaa ra,iga ah sedaxda gobol wxa kastoo la dhoob dhoobna sidaas ayeey u fashilmaan guul ayaan u rajeynayaa maamulka 6 gobol mahadsanid daafeet
Comments are closed.