Xaalado Amaan daro ayaa waxaa laga dareemayaa degmada Luuq ee gobalka Gedo waxaana haatan cabsi dareemaya shacabka degmadaasi.
Hadaba si aan wax uga ogaano xaaladan ku soo korortay degmada Luuq ayaa waxa uu Wariyeheena Axmed Cumar Saalihi ka waraystay xaalada Magaalada mid ka mid ah dadka deegaanka
Halkan ka dhegaysomid ka mid ah dadka deegaanka
Allayow Shacabka Badbadi midda maxa wax la bedelay aan ahayn FIDNO CABUUR iyo Barakin Shacab si man made Famine lo caburo loguna Tugsa Allahayow kuwan naga soo gaar adiga gargaaar badane aminnnnnnnnnnnnnnn.Duliga kama daalaan Dowladnimo iyo Diina waxba kama oga dantoda gaar iyo dollar caruurso ayee dadnimo moode.
DM kuwaan dantena aan ka racano ma daba socon karno daalne deganada dadkoda dulliga la badayo waa deganadena ayaga kuwoda waa degasadeen. Ey la Tirney Magagen iska Tirsanoy isku Tirinoy, balantenu ha ahaato Insha Allah. WBT
Comments are closed.