Dhegeyso:- Kooxdii U Ololeyneysey Maamulka 3da Gobol oo Casimad Ka Dhigtey Degmada Baraawe

6
55

sedexdaNi sheegtey in uu yahay Afhayeenka gudiga farsamada ee maamulka gacan ku rimiska ee la rabo in laga yagyeelo magalada baydhabao ayaa maanta shaaciyey in ay magaalo madax ka dhigteen degmada barawe ee gobolka shabeelaha hoose, Firkan ayaan eheyn mid ku cusub dadka indha indheeya siyaasada ka dambeysta maamulkan la doonayo in si qasab ah lagu dhiso.

 

siyad sheekh

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

siyad sheekh mobil

 

Daafeet.Com

6 COMMENTS

  1. OO shirka waa la xirey oo ilaa amar dambe so la dhihiin mise sheko hariir ayeey ahay iyo maweel leys mawelinayeey.

  2. Haa waa meel 3 gobol hilbahooda lagu kala qeysan rabo, waxaa baydhaba looga cararaayo sidey rabaan kuma sameyn karaan.

  3. Asc. waryaa Baraawe Hawiye & reer Baraawe ayaa degaa ee D/M ma degto war halkiina naga jooga nacas riyadda iska daaya

Comments are closed.