Xildhibaan Daahir Amiin Jiisow oo ka mid ah xildhibaanada mooshinka ka keeney reysulwasaaraha ayaa sheegey in reysulwasaaraha iyo xukuumadiisa aysan qabanin shaqadii loo idmadey.
Xildhibaanka ayaa intaas ku darey in golaha wasiirada aysan qabanin wax shaqo ah tan iyo intii la magacaabey isla markaana intii ay dhisnaayeena aysan waxba usoo gudibin golaha baaralmaanka si loogu ansixiyo hadaladii xildhibaan Daahirna waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Daafeet.Com