Waxaa maanta shir jaraaid wada jir ugu qabtey qaar ka tirsan xildhibaanada dowlada federalka somaliya iyo odayaal ka socda ergooyinka shirka la sheegey in maamul loogu sameynayo waxa loogu reerey 3da gobol.
Shirkan jara’id ayaa in lagu sheegey in shirkaasi ay afduub ku heystaan kooxo dano gaar ahaaneed meesha la tegey hishiisyana lasoo galey qabaa’ilo kale si ay danahooda gaar ahaan u gaaraan
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada
shir jaraazid konfur galbeed mobil
Daafeet.Com