Xildhibaanadii moshinka ka keeney reysulwasaaraha ayaa maanta waxaa ay warbaahinta kula hadleen magalada moqdisho ayagoo sheegey in mooshinkan uu yahay mid sax ah lana doonayo in laga wada hadlo hadaladii xildhibaan Xidig oo u hadleyey xildhibaanada ayaa waxa aka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada
Daafeet.Com