Gudoomiyaha degmada Wanlaweyn ee gobalka Shabeelaha Hoose Isaaq Xaaji Maame oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegay in ay xoojiyeen howlgalo lagu qaado isbaarooyinka yaala inta u dhexeysa degmada Afgooye iyo degmada Wanleweyn.
Gudoomiyaha ayaa intaasi ku darey in howgalkan ay ka wada qeyb qaadanayaan ciidamada xooga dalka iyo ciidanka deegaanka
Hadaladii Gudoomiyaha waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Daafeet.Com
shalay ayaan soo maray wadada la lee yahay waxaa laga qaaday isbaaro anigoo watay epsom ayaa laygu garaacay qori fakiisa loo yaqaan liif lacag bixi oo dhan labo boqol sh som maxay tahay wax la qaaday oo la sheegay anigoo gaari kuwa raaxada wata ayaa la nagu jir dilay oo dadeenuna la egtahay 50jir
Comments are closed.