Dhegeyso:- Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo Ka Warbixiyey Halka uu Marayo Dagaladii Ka Dhanka Ahaa Alshabab

0
67

siidiiGudoomiyaha gobolka shabeelha hoose c/qaadir siidi ayaa asaga oo la hadlayo warbaahinta magalada muqdisho waxaa uu warbixin kooban ka bixiyey halka uu marayo la dagaalanka alshabab iyo sidii looga wada saari lahaa guud ahaan koonfurta somaliya waxaana uu sheegey in qeybtii dhinacooda kaga beegneyd ay dhameeyeen inta harteyna ay ka sugayaan in ay ciidama amisom heshiiskii ay horey u dhigteen ay meel mariyaan.

Hadaladii Siidi waxaa ka mid ahaa..

 

cabdulkadir siidi

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

cabdulkadir siidi mobil

 

Daafeet.Com