Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Reer Abicar Cali Cumar, Reer Cali Siidi Nuur, Reer Maxamed Abow Mayow, Waxaaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan Reer Cadulkadir Eenow oo hooyadood Xaliimo Xuseen Xasan ku geeryootey habeenkii xaley oo ay taariikhdu aheyd 13-11-2014 Magalada Atlanta Georgia ee Dalka Mareykanka laguna wado in maanta gelinka dambe lagu aaso isla Magalaadaas Atlanta.
Dhamaantood waxaa ayna leeyihiin samir iyo iimaan ilaahey ha inaga wada siiyo eheladii iyo qaraabadii ay ka geeryooteyna samir iyo iimaani laahey haka siiyo janadii fardowzana ilaahey haka waraabiyo Amiin Amiin Amiin.
Daafeet.Com
Inaa lillahi waa inaa illahi rajicuun Allah ha uu naxaristo ayado iyo intii Islamam ah oo dhimatey. Amin
Comments are closed.