Tacsi:- Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

2
53

tacsi5Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Jaaliyada Digil iyo Mirifle ee Dalka Canada, Waxaaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan Reer Cadulkadir Eenow meel walba oo ay dunida ka joogaan oo hooyadood Xaliimo Xuseen Xasan  ku geeryootey habeenkii xaley oo ay taariikhdu aheyd 13-11-2014 Magalada Atlanta Georgia ee Dalka Mareykanka laguna wado in maanta gelinka dambe lagu aaso isla Magalaadaas Atlanta.

Dhamaantood waxaa ayna leeyihiin samir iyo iimaan ilaahey ha inaga wada siiyo eheladii iyo qaraabadii ay ka geeryooteyna samir iyo iimaani laahey haka siiyo janadii fardowzana ilaahey haka waraabiyo Amiin Amiin Amiin.

 

Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. inaa lillaahi wa inaa illahi raajicuun. alle ha unaxariisto su’aasha qabrigana ha u fududeeyo, kitaabkeedana midigta ha ka siiyo qoskii ay ka baxdeyna Samir jamiil iyo iimaan saadaq ale ha siiyo. Amiin

Comments are closed.