Gaashaanle Mahad Cabdiraxmaan Aadan Taliyaha qaybta Booliiska gobolka Baay ayaa maanta mar kale ku guul daraystay inuu reer Baydhabo ka hor istaago muujinta ay muujinayaa diidmadooda ku aadan waxa loogu yeero shirka sedexda gobol iyo Doorashada dooranaha.
Halkan ka dhegaysoUnknown Album